"Aqbali mayno wax qas iyo qalalaase lagu abuurayo"
Galmudug State TV
Galmudug State TV
Bogga Rasmiga ah ee Talafeshinka Dowladda Galmudug
The Offical Page of Galmudug State Television
Wasiirka Wasaarada isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda dowladda Galmudug ayaa Magaaladda Galkacyo ka daah-furay kulanka wadatashiga daneeyayaasha mashruuca xiriirinta isgaarsiinta casriga ah ee Geeska afrika
07/05/2026
Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug.
Madaxweynaha ayaa G/le Sare Khaliif Cabdulle Maalin u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug.
"Markii h**e Cadaado iyo Godinlabe hal saac iyo bar ayaa loo kala socon jiray, haddase waxaa loo kala socdaa 40 daqiiqo" Aweys Shiikh Ciise guddoomiyaha deegaanka God-dhurwaa.
06/05/2026
Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska.
Galmudug State TV
Taliyaha Ciidamdda ilaalo Shacab ee degmada Baxdo Hassan daahir Ali ayaa ka warbixiyay Xasuuqii khawaarijta AS loogu geestay deegaanka Booreey ee Gobolka Mudug.
Galmudug State TV
Wasaaradda Caafimaad iyo Daryeelka bulshada Dowladda Galmudug oo kaashanaysa Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed ee SOMA ayaa Dhuusamareeb ku qabatay Xuska maalinta umulisooyinka aduunka.
Amiira Mahamud Hassan
Galmudug State TV
05/05/2026
Wasaaradda Caafimaad iyo Daryeelka bulshada Dowladda Galmudug oo kaashanaysa Ururka Umulisooyinka Soomaaliyeed ee SOMA ayaa Dhuusamareeb ku qabatay Xuska maalinta umulisooyinka aduunka.
Munaasabadan lagu xusayay Maalinta umulisooyinka iyo muhiimada ay bulshada u leeyihiin ayaa waxaa ka soo qayb-galay Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Galmudug , qaar kamida umulisoyinka Galmudug iyo qaybaha kala duwan ee bulshada dhuusamareeb.
Gabay ka hadalay wax soo saarka beeraha.
Galmudug State TV
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Galmudug, kaas oo qayb ka ah qorshaha Dowladda ee horumarinta wax soo saarka beeraha iyo xoojinta amniga cuntada.
"Wasaaradda Beeraha iyo Waraabku waxay qayb wayn ka tahay beeraha, waraabka iyo dhiirrigelinta Bulshada ee wax soo saarka gudaha".
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Dowladda Galmudug mudane Xirsi Yuusuf bare.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Address
Dhuusamarreeb
