06/04/2026
Waxii lagu xaman jiray iyo hab dhaqanka ka muuqda waa isku mid dhaqan xumo bilawgeed
𝗣𝘂𝗯𝗹𝗶𝗰 𝗳𝗶𝗴𝘂𝗿𝗲 | 𝗣𝗲𝗮𝗰𝗲 𝗠𝗮𝗸𝗶𝗻𝗴 | 𝗕𝗹𝗼𝗴𝗴𝗲𝗿
𝗧𝗶𝗸 𝗧𝗼𝗸 ꚠ @mowliidrigeeye
𝗦𝗻𝗮𝗽𝗰𝗵𝗮𝘁 👻 @Rigeeye
06/04/2026
Waxii lagu xaman jiray iyo hab dhaqanka ka muuqda waa isku mid dhaqan xumo bilawgeed
Waraabow waqtigaagii wuu dhamaaday ayaa loo shiday Xasan Sheekh jugtii ugu weyneed ayaa ku dhacday albaab kastana wuu ka soo xirmay
Wiilasha askarta ah dhibaatooyin badan ayaa haysta walahi kuwa lagu shukaansi doontay xitaa waan arkay waana bahdil toos ah
Madaxweyne Xasan asagaa marqaati iskugu filan intii ow shalay diidanaa lee ayuu maanta u sacab tumaya dastuur aan heshiish lagu aheen xamar lee maa lagu dhax dhaqi doona waxaan soconeen in ay yihiin waa loo jeedaaye
02/03/2026
Qof baahan gob ma ahan
Madaxweynaha Somaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laga reebay Madaxda ay u mahad celisay Dawlada Qatar ee barbar istaagay
Xasan sheekh ayaa shalay sheegay inuu barbartaaganyahay Dawlada Qatar islamarkaana uu dhibta la dareemaayo Xilli Ir*n ay duqaysay
Madaxweynaha asagaa marqaati iskugu filan
Ninkaan waaba mixnad caadi Boowe ka saar markay i dhaheen waan ka diiday ayuu taagan yahay 😂😂
Qoftaan waxay soo af jartay Doodii laga qabay ninkaan dumarka dhahaya anagay faaido nagu qabaan daawo
03/01/2026
Ku simha madaxweynaha Venezuela
Waligaa qiyaanoole waxba laguma darsado Xisbi qiyaano iyo b**b lee ka shaqeeya maxaa wax iigu daray aniga