Bahda u adeegayaasha bulsho (Social wokers) ee magaalada Ceerigaabo , oo ka kooban Saddex qaybood oo kala ah ; ururka Sanaag social workers organization (SSWO) iyo ururka ardayda kuliyada arimaha bulshada iyo sharciga ee (SOSSA) ardayda barata cilmiga u adeegista bulshada (Social Work) oo ka socday jaamacada Sanaag
U adeegayaashan bulsho ayaa iska kaashaday inay deeq gaadhsiiyaan buurlayda gobolka Sanaag oo maalintii shalay ahayd dab ka kacay .
Deeqdan la gaadhsiiyay deegaanada gubtay ayaa daaranayd in hoos loo dhigo baahiyaha ka jira deegaanka inta lagu guda jiro dab bakhtiinta.
Social Science Student Association - SOSSA Gollis University Erigavo
Promote Social Work
Saaka abaaro 5:30 subaxnimo ayaanu safar jarmaado ah ugu baxnay buurta daalo iyo dhaman deeganadi abaaraa 11ki shalay duhurnimo dabku ka kacay anagoo isku xil saareyna danta guud iyo ta cilmiga aanu baranay alxamdulilaah calaa kuli xaal waxaanu deeganada kala duwan gaadhsinay deeq agab kala duwan ku waas oo ahaa baahidi ugu weyneyd ee taalay halka dabku ka kacay wanan ku bogaadinaya teamki nala socdey ee shaqadi baxada iyo baladhka lahayd qabtay iyo cid kastoo ka qayb qadatay dabenta dabki dhibka iyo murugada inagu reebay finally waa lagu guuleystey dabki.
Gudoomiyaha ururka SOSSA ardeyda arimaha bulshada ee jamacada golis faraceda Magalada Cerigabo
Isaxaaq Maxamuud Maxamed.
Gudoomiyaha ururka ardayda ee kuliyada arimaha bulshada iyo sharciga ee SOSSA. Isaxaaq Maxamuud Maxamed ayaa
kelmed ka yidhi nabad gelyada magalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanag
12/07/2024
Gudoomiyaha iyo G/xigeenki ( xubnaha ururka ardayda kuliyada arimaha bulshada iyo sharciga ee SOSSA ayaa maanta yeeshay kulan koodi caadiga ahaa kaas oo lagu gorfeynayey ,falanqeynayey,howlaha shaqo ee ururka iyo qabatinka barmamijyo cusub oo uu ururku qaban doono dhawaan .
Social Science Student Association - SOSSA Gollis University Erigavo
Jimce
12/7/2024
Gudoonka iyo xubnaha ururka ardayda kuliyada arimaha bulshada iyo sharciga ee SOSSA
ayaa caawa yeeshay kalfadhi lagaga wada hadlayey howlaha shaqo ee ururka iyo weliba qorshayaasha bilaha ah ee soo socda. iyadoo laga duulaayo dhaqdhaqaqa ururka iyo sidii loo sii taaba gelin lahaa shaqoyinka isdaba jooga ah.
Social Science Student Association - SOSSA Gollis University Erigavo 🔥
Eid Mubarak dhamaan umada musliminta ah meel kastaey joogan. Gudoomiyaha iyo xubnaha ururka ardayda kuliyada arimaha bulshada iyo sharciga ee( SOSSA )Social Science Student Association - SOSSA Gollis University Erigavo waxa uu hambalyada munasibada Eidul Adha u diraya dhaman ardayda jamacada gaar ahaan ardayda kuliyada arimaha bulshada iyo sharciga.
Eid Mubarak 😊
31/05/2024
Ururka Ardayda ee kuliyada arimaha bulshada iyo sharciga ee SOSSA ayaa waaxa u qabsoomay mowduuci : Preventing Youth Su***de; Psychological and Sociological Perspectives.
" ka hortagga isdilka dhalinyarada : aragtida cilmi nafsiga iyo bulshada "
Ururka oo u jeedadisu tahay tayeynta iyo helitaanka mowducyo dheerada oo ardeydu hesho.
Social Science Student Association - SOSSA Gollis University Erigavo
Done ✔️
28/05/2024
Ururka Ardayda Kulliyadda Arimaha Bulshada iyo Sharciga Ee SOSSA ayaa qabanqaabiyey lecture ku Saabsan Preventing Youth Su***de: Psychological and Sociological Perspectives.
" ka hortagga isdilka dhalinyarada : aragtida cilmi nafsiga iyo bulshada .
Iyadoo u ururku ka duulayo kor u qaadista tayada ardayda ee dhanka waxbarshada iyo helitaanka Courses dheeraada.
Location: Hallka jamacada
4:00 pm.
30/04/2024
Ururka Ardayda Arimaha bulshada iyo Sharcigga (SOSSA) ee Jaamacadda Gollis oo kaa shanayaa Hormuudka Kulliyadda Arimaha Bulshada iyo Sharcigga ayaa qabtay Tababar cilmiyeed ku saabsan Fagaare ka hadalka (Public Speaking) kaas oo socday Muddo Saddex Maalmood ah.
Ugu danbayn ardayda ayaa la siiyay shahaadooyin muujinayaa ka qayb galka tababarka.
Social Science Student Association - SOSSA Gollis University Erigavo .
26/04/2024
Ururka SOSSA iyo Jaamacadda Gollis waaxdeeda Arrimaha Bulshadu waxa ay si wadajir ah idiin ku casuumayaan in aad ka soo qaybgashaan Puplic Lecture lagu lafaguraayo Psychology and Psychology of Climate change kaas oo galabta ka qabsoomaaya hoolka Jaamacadda Gollis.
Galabta.
Ka soo qaybgal wanaagsan Dhammaantiin.
23/04/2024
Ururka Ardayda Kulliyadda Arimaha Bulshada iyo Sharciga Ee SOSSA ayaa galabta daah-furay tababar ku saabsan PUBLIC SPEAKING ( fagaare-ka hadalka )
Kaas oo soconaaya muddo 2 cisho ah .
Iyadoo ujeedadeedu tahay kor u qaadista tayada ardayda ee dhanka waxbarshada iyo helitaanka Courses dheeraada.
Social Science Student Association - SOSSA Gollis University Erigavo
23/04/2024
Ururka Ardayda Kulliyadda Arimaha Bulshada iyo Sharciga Ee SOSSA ayaa qabanaya tababar ku
saabsan PUBLIC SPEAKING ( Fagaare ka Hadalka )
Kaas oo Socon doona muda 2 cisho ah.
Iyadoo laga duulaayo kor u qaadista tayada ardayda ee dhanka waxbarshada iyo helitaanka Courses dheeraada.
Social Science Student Association - SOSSA Gollis University Erigavo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Erigavo
252
