Taleex Guest House
Huteel-kan waa huteel hurdo iyo cuntoba isugu jira oo ay kuugu diyaar yihiin dhamaanba adeegyada hotel leeyahay kuna raali gelinaya macmiil
Taleex Guest House waa Guriga martida waxa uu ku yaalaa magaalda Ceerigaabo, waa Huteel hurdo sidoo kale cuntaad jeceshahay laguugu diyaar garaynayo isla sidoo kale ay diyaar kuugu yihiin adeegya aad u baahan tahay inaad hesho
guest house-kan waxa uu ku yaala meel ka baxsan buuqa iyo saxiimada magalaada aadna ka helayso hawo fresh ah iyo jawi aad u macaan waxa uu magaalada ka xiga jihanda Waqooy
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Shacab Area
Erigavo
063
