17/02/2026
Mideye Travel Solution
entertainment
17/02/2026
Raiisulwasaare xamse oo joojiyey buugii Yellow buuga oo si khaldan shacabka loogu dhici jirey. 30$ ayaa dadka dhoofaya laga qaadan jirey gudaha garoonka Aden Cade.
DEGDEG:
Diyaada Star Sky airline oo siday 50 qof ayaa cilad ku timid owgeed uu duuliyihii ku dajiyey xeebta Badda. Diyaarada ayaa u wada rarneyd Magaalada Guriel (Galmudug) iyo Gaalkacyo (Puntland). Ma jirto cid wax ku gaareen shilkaas.
08/02/2026
Macmiil shirkadda Mideye Travel Solution waxay idiin haysaa adeeg oo dhameystiran. Wixii faahfaahina la xiriir: 907 750 465 / 0611331128.
Mahadsanisiin.
Macmiil shirkadda Mideye Travel Solution waxay idiin haysaa viisooyinka dalka Africa iyo Asia qaarkaado.
wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir. 907 750 465 /061331128 ama [email protected]
13/01/2026
Diyaarada Air Arabia oo laga leeyahay dalka imaaraatka Carabta ayaa joojisey flightkii maanta oo Talaado ah ay ku imaan lahayd mahaalada Boosaaso. Lama oga iney sidaas ku istaagtay iyo in la fasixi doono.
12/01/2026
MACMIIL SHIRKADDA Mideye Travel Solution WAXAY KAA CAAWINEYSAA IN LUGUUGU SOO CUMREEYO WAAYEELKA AAN SAFRI KARIN IYO MOWTAADKAAGA. WAXAANA LAGAA QAADAYAA QIIMO JABAN. FADLAN NALA SOO XIRIIR. 907 750 465 /0611331128. AMA [email protected]
Macmiil shirkadda Mideye Travel Solution waxay idinla socodkiineysaa fadaaisha cumradda bisha Ramadan. SH. Cumar Sh. Maxamed Macalin ayaa inoosoo jeedinaya.
Fadlan nagala soo xiriir. 907 750 465 /0611331128 ama [email protected]
Macmiil shirkadda Mideye Travel Solution Waxay kaa caawin doonaa xogaha la xiriira safaradaada. Fadlan la xiriir:
907 750 465 /0611331128.
Amaba [email protected]
Tababar iyo aqoon iswaydaarsi shirkadda Mideye Travel Solution iyo machadka Puntland Aviation College oo muda bila socon doona. maamulaha Shirkadda Mideye Travel Mohamed Abdiaziz Suuley ayaa tababarkan daahfutay.
08/01/2026
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8 jan 2026 shirkadda Mideye Travel Solution ay tababar practical ah u furtay arday wax ka barata machadka Puntland Aviation College gaar ahaan department of "Airline customer care" tababarkaas oo mudo bil ah socon doona.
Hadaba Shirkadda Mideye Travel iyo Machadka Puntland aviaton waxay mar walba iska kaashadaan sidii loo heli lahaa dad ku haboon shaqadaan duulimaadka oo maanta ummaddu baahi wayn u qabto.
Mahadsanidiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo
