Mideye Travel Solution

Mideye Travel  Solution

Share

entertainment

17/02/2026
10/02/2026

Raiisulwasaare xamse oo joojiyey buugii Yellow buuga oo si khaldan shacabka loogu dhici jirey. 30$ ayaa dadka dhoofaya laga qaadan jirey gudaha garoonka Aden Cade.

10/02/2026

DEGDEG:
Diyaada Star Sky airline oo siday 50 qof ayaa cilad ku timid owgeed uu duuliyihii ku dajiyey xeebta Badda. Diyaarada ayaa u wada rarneyd Magaalada Guriel (Galmudug) iyo Gaalkacyo (Puntland). Ma jirto cid wax ku gaareen shilkaas.

08/02/2026

Macmiil shirkadda Mideye Travel Solution waxay idiin haysaa adeeg oo dhameystiran. Wixii faahfaahina la xiriir: 907 750 465 / 0611331128.
Mahadsanisiin.

14/01/2026

Macmiil shirkadda Mideye Travel Solution waxay idiin haysaa viisooyinka dalka Africa iyo Asia qaarkaado.
wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir. 907 750 465 /061331128 ama [email protected]

13/01/2026

Diyaarada Air Arabia oo laga leeyahay dalka imaaraatka Carabta ayaa joojisey flightkii maanta oo Talaado ah ay ku imaan lahayd mahaalada Boosaaso. Lama oga iney sidaas ku istaagtay iyo in la fasixi doono.

12/01/2026

MACMIIL SHIRKADDA Mideye Travel Solution WAXAY KAA CAAWINEYSAA IN LUGUUGU SOO CUMREEYO WAAYEELKA AAN SAFRI KARIN IYO MOWTAADKAAGA. WAXAANA LAGAA QAADAYAA QIIMO JABAN. FADLAN NALA SOO XIRIIR. 907 750 465 /0611331128. AMA [email protected]

11/01/2026

Macmiil shirkadda Mideye Travel Solution waxay idinla socodkiineysaa fadaaisha cumradda bisha Ramadan. SH. Cumar Sh. Maxamed Macalin ayaa inoosoo jeedinaya.
Fadlan nagala soo xiriir. 907 750 465 /0611331128 ama [email protected]

09/01/2026

Macmiil shirkadda Mideye Travel Solution Waxay kaa caawin doonaa xogaha la xiriira safaradaada. Fadlan la xiriir:
907 750 465 /0611331128.
Amaba [email protected]

08/01/2026

Tababar iyo aqoon iswaydaarsi shirkadda Mideye Travel Solution iyo machadka Puntland Aviation College oo muda bila socon doona. maamulaha Shirkadda Mideye Travel Mohamed Abdiaziz Suuley ayaa tababarkan daahfutay.

Photos from Mideye Travel  Solution's post 08/01/2026

Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 8 jan 2026 shirkadda Mideye Travel Solution ay tababar practical ah u furtay arday wax ka barata machadka Puntland Aviation College gaar ahaan department of "Airline customer care" tababarkaas oo mudo bil ah socon doona.
Hadaba Shirkadda Mideye Travel iyo Machadka Puntland aviaton waxay mar walba iska kaashadaan sidii loo heli lahaa dad ku haboon shaqadaan duulimaadka oo maanta ummaddu baahi wayn u qabto.
Mahadsanidiin.

Want your business to be the top-listed Government Service in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo