11/10/2025
Xuska maalinta Dhimirka Aduunka ee 10ka- October iyo Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug
University Teaching Hospital Galkacyo (MRH) is located founded in 1935 Public funded non-profit maki
11/10/2025
Xuska maalinta Dhimirka Aduunka ee 10ka- October iyo Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug
Mahadsanidin waa la helay eheladii Bukaankii aan Baafinay.
Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug
13/08/2025
Dr. Cabdi ladiif oo ku taqasusay lafaha, kuuna samaynaya Daaweyn, kabid iyo Qaliinada kala duwan ee lafaha, ayaa shaqadiiaii dib uga bilaabay Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (MRH)
10/08/2025
𝑶𝒈𝒂𝒚𝒔𝒊𝒊𝒔 𝑴𝒖𝒉𝒊𝒊𝒎 𝒂𝒉.
Waxaa Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug kusoo laabtay oo shaqadii dib u bilaabay, 𝗗𝗿. 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗹𝗮𝗱𝗶𝗶𝗳 𝗔𝗯𝗱𝗶 oo ku taqasusay daawaynta iyo qaliinada Lafaha.
Dhaqtarku wuxuu shaqayn doonaa, Sabti ilaa Khamiiska.
20/05/2025
Badbaado ayuu uyahay bukaano aad la tacaashay eebana nala garab galay.
18/04/2025
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun.
Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (MRH), waxaa ay ka tacsiyeynayaan, eebe ha u naxariistee geerida ku timi Rujaal Cali Siciid, oo kamid ahaa shaqaalah Isbitaalka ee qaybta ka ahaa, hawl gallada ka socda Buuraha Calmiskaad.
Rabbi raxatiis iyo janno hasiiyo, dhamaan ehelkiin iyo shaqaalaha isbitaalkana Damir iyo iimaan alle haka siiyo.
29/03/2025
18/03/2025
Maamulka isbitaalka guud ee Gobolka Mudug, ayaa maanta ka qayb galay, dhagax dhigga wadada laamiga ee marta wajahadda waqooyi galbeed, Qaybta Qaaxada ee isbitaalka.
Agaasimaha guud ee isbitaalka oo ka qaybgalay dhagax dhogga ayaa ka mahad celiyey, dhismaha wadadaan, oo ay iska kaashanayaa bulshada, ganacsatada oo uu ku jiro Isbitaalka guud iyo dowladda hoose ee dagmada Gaalkacyo.
01/03/2025
Ramadaan Kariim.
Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug waxaa uu kuu diyaariyey dhaqtarkii Ilkaha oo kaa caawinaya dhamaana xabuunada Ilkaha ku dhaca, muuna dhaqaynayaa dhamaan maalmaha shaqada, Sabti ilaa Khamiis, Labada Galinba.
28/02/2025
Soon qaad wanaagsan
Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug
18/02/2025
Ogaysiis Muhiim ah
Isbitaalka guud ee gobolka Mudug, waxaa uu shacabka magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug, ugu bishaaraynayaa In Isbitaalka guud uu ka hawl galin doono, Dr. C/laahi Axmed oo ku taqasusay Daawaynta dhaawacyada iyo qaliinada guud.
shaqaynaya: Dr. C/laahi Axmed oo
Shaqada: Sabati ilaa Khamiis
Saqada: 8:00am ilaa 1:00pm
: Gaalkacyo, Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug