27/10/2026
𝗕𝗔𝗟𝗟𝗔𝗠𝗜𝗡 𝗧𝗔𝗥𝗧𝗔𝗡 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡𝗘𝗘𝗗𝗞𝗔 𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜𝗬𝗘
🌅 𝗦𝗨𝗕𝗔𝗫: Togdheer 🆚 Bay
🌇 𝗚𝗔𝗟𝗔𝗕: Dhusamareeb 🆚 Muqdisho
YAA GUULEYSAN DOONA?
Aqoontu waa awood, tartankuna waa halgan maskaxeed!
Waa tartan aqooneed, waa loollan maskaxeed, waana fursad lagu kobcinayo garaadka iyo mustaqbalka ardayda Soomaaliyeed!
𝗞𝗢𝗕𝗖𝗜𝗬𝗘 𝟮𝟬𝟮𝟲/𝟮𝟬𝟮𝟳 — 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗞𝗔𝗥𝗧𝗜!