Musharax xoghayaha ardayda galkayo university

Musharax xoghayaha ardayda galkayo university

Share

OLOLAHA MUSHARAX XOG'HAYA MIDOWGA ARDAYDA GALKAYO UNIVERSITY

Photos from Musharax xoghayaha ardayda galkayo university's post 20/12/2023

HAMBALYO: Xalay waxaa soo dhamaatay doorashada

Waxaan umahad celinaynaa dhamaan saxiibada nagala qaybqaatay -ka. Waxaan umahad celinaynaa dhamaan ARDAYDA codkooda nasiisay iyo kuwa aan nasiinin. Waxaan bogaadinayaa Sida quruxda badan ee shaqada usocotay, maamulka Jaamacada macalimiin iyo madaxda kuliyada Waxaan kubogaadinayaa hufnaanya shaqada ay qabteen, guusha xilka in laqabto waa calaf iyo imtixaan qofka doonta lamarsiinayo.

Ilaahay Waxaan kabaryaaya inuu iisahlo gudasha xilkaan culus ee Sida kalsoonida leh laygu aaminay,
Saxiibaday marlaab waad mahadsan tihiin, balankiina waad kasoo baxdeen insha'Allah dhankayga waan kasoo baxayaa,

Ugu danbayn waxaa halkaa kusoo dhamaatay . Intaas kadib waa inaan kawada shaqaynaa qabashada hawlaha inoo yaalo. Waa inaan is cafinaa, muhiimada waa inuu qof guulaysto ayay ahayd wayna dhacday, dhamaantiin waad iisiman tihiin. WABILAHI TOWFIIQ

Photos from Musharax xoghayaha ardayda galkayo university's post 17/12/2023

Maalinkii labaad.

12/12/2023

Codkaaga ugu hiili
Musharax xoghayaha ardayda galkayo university
Hogaan wanaag,
Aqoon maamul,
KU XULO XOG'HAYA

Want your business to be the top-listed Government Service in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Gaalkacyo
252