08/09/2026
π πππππ ππππππππ πππππππππ ππ ππ ππππππ-ππππππππ OO LAGU QABANAYO GOBOLKA MUDUG.
Maktabadda Guud Ee Galkacyo , Akademiye Goboleedka Af Soomaaliga AGA iyo hay'addo kale ayaa 9/9/2026, Xuska "Maalinta Caalamiga ah ee Akhris-Qoraalka" taasoo sannad walba xilliyadan oo kale laga xuso adduunka.
Maalintan, waxay muhiimad gaar ah u leedahay dhiirrigelinta akhriska, qoraalka iyo kobcinta aqoonta bulshada, gaar ahaan dhallinyarada iyo ardayda wax baranaysa.
π βAkhris-Qoraalku waa furaha aqoonta iyo horumarka aadanaha.β
π
Arbaco, 09 Sebtembar 2026
β° 8:00 Subaxnimo
π Asha Gelle (TAG Foundation Hall)