Taliye Booliska Degmada Garbaharey aya ka hadlay shaqaqadi Maalinti Shalay ka dhacday Garbaharey.
Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region
Ku xirnow boga rasmiga ah ee degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo si aad u hesho xogihii oogu danbeeyay ee degmada iyo gobalkaba.
kuso biir boga hadii ad danaynayso xogaha Garbahaarey iyo Gedo. Fadlan gaarsii inta uusan gaarin
03/09/2025
Magaalada Garbaharrey Ee Xarunta Gobalka Gedo. Waxaa ka Socoto Munaasabad Xuska Dhalashada Xabiibkeena Mohamed SCW.
Gudoomiye iiman oo warbaahinta kula hadley Gudaha Garonka diyaradaha ayaa Kutilmaamey in Gudooniya Gobalka Abdullahi shimbir uu yahay Shaqsi kamid ah Barakacyaasha Degmada Garbaharrey.
Isha rooble africa
Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region
Madaxtooyada Caasimada Gobalka Gedo ee Garbaharey.
07/04/2025
DEGMADA GARBAHAREY
Kulan ay maanta yeesheen Maamulka degmada Garbaharey iyo saraakiisha laamaha Amaanka sidoo kalana uu cod saday Gudoomiyaha degmada Garbaharey ayaa ula jeedkiisu ahaa Xil wareejin iyo dar daaran uusoo jeedinaayay Gudoomiye iimaan cadow kaarshe oo maalmaha inagu soo daan u anbabixi doono Dalka sacuudi caribiya halkaas oo uu kusoo gudan doono acmaasha xajka ayaa sheegay inuu shaqada sii wadi doono Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada cabdi bare dhagey loona Baahanyahay in lagu shaqeeyo
Gudoomiye iimaan cadow oo halkiisa sii wato ayaa Fariin u diray Dhamaan shacabka ku dhaqan degmada garbaharey kana codsaday iney Cafiyaan isaguna uu cafiyay.
Isha warsame xaaji faarax
26/02/2025
Ciidanka Nabadsudi iyo Sirdoonka Qaranka ee ka hawlgalo Degmada Garbaharey oo ka duulayo xogo sirdoon oo ay ka heleen weerar Gaadma ahaa oo ay fulin rabeen Kooxda Argagixisa ee al shabaab ayay ku fashiliyeen duleedka Degmada.
Kooxihii ayaana iskaga cararay .
Taliye Nuur samawade
28/01/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
kooxda SYL oo ku guulaysatay League Cup ka Degmada. Ciyaar adag oo ay fooda is dareen dhigooda kooxda G Stars ciyaarta oo kusoo dhamaatay (2:0)
SYL CHAMPIONS OF GARBOππππ
Sidoo kale waxaan bogaadinayna naadiga G Stars oo kaalinta 2aad ku dhameystay.
Hambalyo ayaa leeyahay labadda team ba ciyaarta wanaagsan oo aad so bandhigteen.
SPORTS HORMAR LEH.
Waxaa meel gabogabo ah so gaaray Masjidka wayn ee Degmada Garbahrey.
Ajar iyo xasanad allaha kasiiyo Culimadii dhabarka u ridatay dhismaha baxada leh iyo muxsinintii la qayb qaadatay.
π Rooble Afrika
15/01/2025
Hambalyo Hambalyo.
Afhayeenka Gobalka Gedo Mudane Aden Siraad Muxumed.
13/01/2025
Garbaharey, 13/01/2025
Ku: laamaha Canshuurqadista( Minishiibiyo)
Ku: Canshuur bixiyayasha.
Og: gudoomiyaha Degmada Garbaharey.
Og: laamaha Amniga Degmada.
Ujeedo: Hakin qaadista Canshuurta.
Dhamaan laamahay ay sida tooska ogu socoto waxa la farayaa in aan wax canshuur ah la qaadi karin ilaa intalaga saxayo nidaamka canshuurta.
Nasir Abdi Mohamed ( Naasir xaanbe)
Hanti dhawrka Degmada Garbaharey.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Garbahaarrey
