Follow dheh. Mohamed Wardeere
Dollow Somalia Administration page
this page is privately owned by Dollow Somalia Administration and it works under the policy of the Administration.
Follow dhaha Mohamed Wardeere
21/05/2025
Mudane Guddoomiye soo dhowaaw.
06/12/2024
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlada Jubbland Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cusmaan Dhumaal oo u wehliyo Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi lafeey ayaa safar dhulka ah ku gaaray Degmada Doolow ee Gobalka Gedo.
Gudoomiyaha degmada dollow iyo Masuuliyiin kale ayaa si diiran ugu so dhoweeye Wasiirka Degmada Dollow.
Dollow waa nabad, qabqable uma baahna.
31/07/2024
Maamulka Degmada Doloow ayaa kulan la qaatey masuliyiin ka socotey Hayada World Visoin oo soo gaarey Degmada.
Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada Aadan Bare Cali iyo xubnaha kale ee Maamulka ayaa warbixin ka siiyey masuliyiintan xaaladaha nololeed ee qosaska barakacayaasha ee dagan shanta kaam ee duleedka Degmada loogana faa,iideen lahaa mashariicda wax looga qabanayo xaalada degdega iyo kuwa xalka waara, sidoo kale wax soo saarka beeraha oo yaradeey xili fatahaado soo noqnoqdey ay la tageen dalagii matooradii kuwaa u baahan in la caawiyo sidii mar kale dib u beerasho ay samayn lahayeen ka maamul ahaan ay kaga mahad celinayaan mashariicdii kale ee Degmada ay ka fulisey Hayada World Vision.
Ka dib Masuliyiinta ayaa dhankooda sheegey in baahiyaha bulshada sida ay u kala daran yihiin mudnaan loo siinayo rajo weyn ay ka qabaan in la caawiyo dadka somaliyeed kuwooda nugul ee aan u adkaysan karin dhibatooyinka kala duwan.
Xild. Duniya: "Gobalka Gedo dhibaato badan baa ka taagan buundooyinkii lama sameynin".
02/07/2024
Guddoomiyaha Degmada Dollow Mohamed Hussein Abdi ayaa soo dhoweeyay wax ka bedelka lagu sameeyay dastuurka Dowlad-Goboleedka Jubbaland.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
560
Garbahaarrey
3435
