Dowlada hoose Ee D.Garbodadar

Call Directions

Dowlada hoose Ee  D.Garbodadar bogan waxaad Kala socon kartaa Warbixinada Dowlada hoose Ee Degmada Garbodadar

26/05/2026

Guddoomiyaha Degmada Garbo-Dadar oo munaasibadda barakaysan ee Ciidul Adxa ugu hambalyeeyey ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka gobolka Salal iyo degmada Garbo-Dadar. Ciid wanaagsan, allena haynagu gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo

degmada Garbo-Dadar waxaa si rasmi ah xilka loogu kala wareejiyay Taliyihii H**e ee Booliska, Xidigle Cumar Cabdi, iyo T...
10/05/2026

degmada Garbo-Dadar waxaa si rasmi ah xilka loogu kala wareejiyay Taliyihii H**e ee Booliska, Xidigle Cumar Cabdi, iyo Taliyaha Cusub, Gashaanle Amare Ducaale Yuusuf. Munaasabadda xil wareejinta waxaa goob-joog ka ahaa Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Degmada Garbo-Dadar, iyadoo uu wehelinayay Taliyaha RRU-da Gashaanle Yousuf Maxamed Ibrahim

Aqoonsi iyo AdkeysiHal-ku dhega xuska sannad guurada 35-aad ee Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland 18-ka May 2026.X...
09/05/2026

Aqoonsi iyo Adkeysi
Hal-ku dhega xuska sannad guurada 35-aad ee Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland 18-ka May 2026.
Xoghayaha degmada garbo dadar
Xasan abdile xasan

Maamulka Degmada Garbo-dadar Oo Si Rasmi Ah U Magacaabay Gudida Qabanqaabada Xuska 18 May 2026, Iyadoo Loo Diyaar-garoob...
07/05/2026

Maamulka Degmada Garbo-dadar Oo Si Rasmi Ah U Magacaabay Gudida Qabanqaabada Xuska 18 May 2026, Iyadoo Loo Diyaar-garoobayo Munaasibad Balaadhan Oo Muujinaysa Midnimo, Wadajir iyo Qarannimo

Aqoonsi iyo AdkeysiHal-ku dhega xuska sannad guurada 35-aad ee Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland 18-ka May 2026.G...
03/05/2026

Aqoonsi iyo Adkeysi
Hal-ku dhega xuska sannad guurada 35-aad ee Madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland 18-ka May 2026.
Gudoomiyaha dagmada Garbo dadar daahir xussen cawaale

26/04/2026

Waraysi maayerka degmada garbodadar o ka warbixiyay xaalada degmada

Hambalyada CiidaXoghaya Dawladda Hoose ee Garbo Dadar wuxuu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan shacabka ku nool Garbo D...
20/03/2026

Hambalyada Ciida

Xoghaya Dawladda Hoose ee Garbo Dadar wuxuu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan shacabka ku nool Garbo Dadar iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakaysan ee Ciidda.

Ciid Mubaarak Allaha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii wanaagsanaa.Allaha ciidan ciiddeeda nagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

Ciid wanaagsan dhamaantiin

HAMPALYO GUUD AHAAN  UMADA ISLAAMKA GAAR AHAAN  SHACAB WEYNAHA D/GARBO DADAR IYO DHAMAAN SHACAB WEYNAHA JAMHUURIYADA SOM...
19/02/2026

HAMPALYO

GUUD AHAAN UMADA ISLAAMKA GAAR AHAAN

SHACAB WEYNAHA D/GARBO DADAR

IYO DHAMAAN SHACAB WEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND

meel kasta oo ay joogaanba, waxa aan idiinku bishaaraynayaa curashada bishan barakaysan EE. RAMADAN

Waxan Alle inooga baryayaa inuu khayr keeda inna waafajiyo dhamaanteen, bishan bisheedana barwaaqo IYO badhaadhe ILAAHAY inagu gaadhsiiyo.

ZOON QAAD BARAKAYSAN DHAMAANTEEN .

XOGHAYA D/GARBO DADAR *( HASSAN ABDILE HASSAN )

🌙 Tahniyad Bisha Barakaysan ee Ramadaan 🌙Bulshada Reer Garbo Dadar iyo Guud ahaan Shacabka SomalilandAsalaamu Calaykum W...
18/02/2026

🌙 Tahniyad Bisha Barakaysan ee Ramadaan 🌙
Bulshada Reer Garbo Dadar iyo Guud ahaan Shacabka Somaliland

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh
Waxaan halkaan uga dirayaa dhammaan bulshada reer Garbo Dadar iyo guud ahaan shacabka Somaliland tahniyad iyo hambalyo ku aaddan soo gelitaanka Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Ramadaan waa bil kheyr, naxariis, is-cafis iyo isu naxariisasho. Waa bil aynu ku xoojinayno cibaadadeenna, midnimadeenna, walaaltinimada iyo ka shaqaynta horumarka bulshadeenna.
1.Waxaan ugu baaqayaa dhammaan bulshada:
In la adkeeyo midnimada iyo wadajirka.
2.In la garab istaago dadka danyarta ah.
3.In la ilaaliyo nabadda iyo kala dambeynta.
4.In la xoojiyo cibaadada iyo ducada dalkayaga iyo dadkayaga.
Ilaahay waxaan ka baryayaa in uu inaga aqbalo soonka, salaadda, zakada iyo dhammaan camalka suuban, kana yeelo Ramadaan mid nabad, barwaaqo iyo horumar inoo horseeda.
Ramadaan Kariim 🌙
Guddoomiyaha D- Garbo Dadar

🎉 RAMADAAN KARIIM 🎉Mamul-dawladda Hoose ee Degmada Garbo-Dadarwaxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Bulshada I...
17/02/2026

🎉 RAMADAAN KARIIM 🎉
Mamul-dawladda Hoose ee Degmada Garbo-Dadar
waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Bulshada Islaamka gaar ahaan bulashada ku dhaqan degmada garbo dadar, munaasabadda curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed.
Allaha naga yeelo kuwa ka faa’iidaysta kheyrka, naxariista iyo cafiska bisha barakaysan.

Address

Garbodadar

Telephone

+252637225588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dowlada hoose Ee D.Garbodadar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share