Ciidanka Madaxtooyada Puntland

Directions Website

Ciidanka Madaxtooyada Puntland Bogga rasmiga ah ee Ciidanka Madaxtooyada Puntland. The official page of the Puntland Presidential Guards.

15/08/2026
Gaalkacyo: 08 Agoosto 2026: Taliyaha Madaxtooyada Dowladda Puntland, Col. Saeed Nuur, ayaa ka qaybgalay kulan uu Madaxwe...
08/08/2026

Gaalkacyo: 08 Agoosto 2026: Taliyaha Madaxtooyada Dowladda Puntland, Col. Saeed Nuur, ayaa ka qaybgalay kulan uu Madaxweynaha Dowladda Puntland, H.E Said Abdullahi Deni, la qaatay saraakiisha ciidamada kala duwan ee Dowladda Puntland ee ku sugan Gobolka Mudug.

Taliyaha Madaxtooyada Dowladda Puntland, Col. Saeed Nuur, ayaa ka qaybgalay kulan uu Madaxweynaha Dowladda Puntland, H.E...
07/08/2026

Taliyaha Madaxtooyada Dowladda Puntland, Col. Saeed Nuur, ayaa ka qaybgalay kulan uu Madaxweynaha Dowladda Puntland, H.E Said Abdullahi Deni, la qaatay saraakiisha ciidamada kala duwan ee Dowladda Puntland ee ku sugan Gobolka Mudug,

Boosaaso: 02 Agoosto 2026Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland, Col. Saeed Nuur ayaa ka qayb galay kulan uu M...
02/08/2026

Boosaaso: 02 Agoosto 2026

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland, Col. Saeed Nuur ayaa ka qayb galay kulan uu Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ku shir-guddoomiyay magaalada Boosaaso, kaas oo diiradda lagu saaray amniga guud iyo dardargelinta dhammaystirka howlgalka ciribtirka argagixisada ee ka socda buuraha Calmiskaad.

XUSKA 1-DA AUGUST, SANAD-GUURADA 28-AAD  EE AASAASKII DOWLADDA PUNTLAND.
01/08/2026

XUSKA 1-DA AUGUST, SANAD-GUURADA 28-AAD EE AASAASKII DOWLADDA PUNTLAND.

01/08/2026

XUSKA 1-DA AUGUST, SANAD-GUURADA 28-AAD EE AASAASKII DOWLADDA PUNTLAND.

TACSITaliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland, Col. Siciid Nuur Shiira, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya Xildhi...
01/07/2026

TACSI

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland, Col. Siciid Nuur Shiira, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diraya Xildhibaan Daadir Xasan, oo ka tirsan Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, geerida naxdinta leh ee ku timid Allaah ha u naxariistee Hooyo Buuney Cali Faarax.

Taliyuhu wuxuu Alle SWT uga baryayaa marxuumadda inuu u naxariisto, dembi dhaafsiiyo, qabrigeedana u waasiciyo, uguna deeqo Jannatul Firdowsa.

Sidoo kale, Taliyuhu wuxuu Xildhibaan Daadir Xasan, dhammaan ehelka, qaraabada iyo asxaabta ay ka baxday uga tacsiyeeynayaa geeridaas murugada leh, isagoo Alle uga baryaya inuu ka siiyo samir iyo iimaan.

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

:DHAMMAAD:

XAFIISKA WARFAAFINTA CIIDAANKA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland Col. Siciid Nuur Shire, ayaa hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo u diraya dh...
30/06/2026

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Dowladda Puntland Col. Siciid Nuur Shire, ayaa hambalyo ku aaddan 1-da Luulyo u diraya dhammaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda Maalinta Xorriyadda iyo Midnimada Jamhuuriyadda Soomaaliya.

:DHAMMAAD:

XAFIISKA WARFAAFINTA CIIDAANKA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

TACSITaliyaha Madaxtooyada Dowladda Puntland G/sare Siciid Nuur Shire ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee ...
11/06/2026

TACSI

Taliyaha Madaxtooyada Dowladda Puntland G/sare Siciid Nuur Shire ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Xaaji Baari Shire Dharaar, oo ahaa aabbaha dhalay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland Hon Mohamed Baarri Shire

Taliyuhu wuxuu tacsida la wadaagay ehelka, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan shacabka Puntland ee uu marxuumku ka baxay, isagoo Alle uga baryey inuu janatul Fardowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday.

Waxaan si gaar ah uga tacsiyeynayaa Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland Mudane Maxamed Baari Shire geerida ku timid aabbihii Xaaji Baari Shire Dharaar. Alle ha u naxariisto marxuumka, qoyskii iyo dhammaan eheladiisana samir iyo iimaan haka siiyo

AAMIIN.

Address

State House
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka Madaxtooyada Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category