Guutada Duufaan
TALISKA GENERAL QALYARE
Xooga Gaarka Guutada Duufaan .
✊️
Goobtu waa Taliska Guutada Ee Bixin .
Muuqalka waxaa Ku Jira Shuhado badan Oo u shahiiday Difaaca Dalka Puntland
04/04/2026
Waxaanu Ka Tacsiyadaynaynaa Geeriga Ku Timi ALLAHA U naxariiste GENERAL YACQUUB SIYAAD , Taliyihi H**e Ee Kuliyada ciidamada TURKISOM oo Caawa Ku Geeriyoday Magalada Nairobi .
Taliska Ciidanka Guutada Duufan Waxay Tacsudan La wadaagayan Dhamaan Ciidan waynaha , Qoyska , Saxibada Iyo Nafteena Inu ALLE samir inaga siiyo , Marxuumkana Ku Casumo JANADII FARDAWSA .
19/03/2026
CIID WANAAGSAN
Dhamaan Shacabka Somaliyeed , waxaanu Hamplayada ciida U diraynaa Dhamaan Shacabkeena Qiimaha badan Ee Muslimka Anagoo Leh Farxad Ku ciida .
Masawirku waa GENERAL QALYARE SQUARE oo Si wayn Caawa U Iftiimaysa .
18/03/2026
Barwaaqo cup Duufaan FC🏆🥇
Barwaaqo cup Duufaan FC
14/03/2026
Barwaaqo cup Duufaan FC
ILLAAHAY Janadii Fardawsa Haka Waraabsho General Axmed Cabdi Cali, Caawa Oo 10ki dambe ee Ramdaan la Galay waxaan Codsanaynaa In Generalka Loo Duceeyo Maalmaha Khayrka Badan Awgeed .
08/03/2026
DAB LA TUURAY , Gaari Soo Halgamay .
Sawirka BEFORE wuxu amnigisa Sugaya Musharax Dr Guuled salax oo uu gaarigi ilaalada Khaaska .
Sawirka AFTER na waa Marku soo Halgamay hal sano iyo bar CALMISKAD waxaa La Kacday ilaa 3 Qarax oo dhulka loogu aasay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garoowe
