Taariikh iyo Xusuus

Taariikh iyo Xusuus

Share

Burburinta kooxa hubaysan ee burcad diimeedks ah waa waajibsaaran Qofkasta muslim ah Qawlaysatada Dhiig miiratada ah.

05/02/2026

Maalmo xusuus leh muslim baa layka dhigayaa.

05/02/2026

Taariikh iyo xusuus.

05/02/2026

Taariikh iyo Xusuus.

18/01/2026

Waa Taariikh iyo Xusuus ku dhignaan doonta qabiyada dadka soomaaliyeed.

Photos from Taariikh iyo Xusuus's post 23/05/2022

Inaa labadi fiicna tihiin laydin fahamsoone.

Fataxada wan idiin marnaya sidan ka feecnaada.

.

Aamiin Aamiin.

02/04/2022

Inkasta oo Qadarta ALLE keeno aan loo caroon karin in lagu shugriyo mooyaane hadana dabkii xooganaa ee burburiyay suuqii waynaa Ganacsiga ee Magalada Hargaysa waxaa uu noqonayaa masiibo wayn oo Gaalafatad maal aduunyo oo aad u farabadan waxayna noqonaysaa waqti Taariikhdiisa leh oo ku dhacay umada somaliyeed.

Umada muslimiinta ah Gaar ahaan kuwa somalieed waxaa la gudboon in loo sameeyo Xoolo gayn si dadki halkaas hantidooda kuwayay ay u helaan waxuun so kabasho ah madama lashegay hantida halkas ku Gubatay in lagu qiyaasay 3B IYO kabadan.

Waxan ILLAHAY uga baryayaa inuu ugu badalo wax ka khayr badan AAMIIN AAMIIN.

Samirka aan weheshano Insha ALLAH.

05/03/2022

Hogaamintu ma ahan awood ee waa Masuuliyad.

09/01/2022

Tuunjiga casrigaa kahor caqabadu waxay ku baraysaa maraynta mushkiladaha.

05/11/2021

Saraynta moralka ciidanka waa waa awooda niyad jabisa qalbigana kadisha cadawga gudaha iyo dibada.

Dh/me Mohamed Mohamoud Mire Send a message to learn more

15/10/2021

Africa is Black ..........?

Want your business to be the top-listed Government Service in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Garoowe