Abdırısak Omar Ismail

Abdırısak Omar Ismail

Share

The Official page, Membae of Puntlland Parlament Hon. Abdirisak Omar Ismail

25/06/2025

Hambalyo 26-ka Juun – Maalinta Xorriyadda!
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda qiimaha leh ee 26-ka Juun, maalintii ay gobollada Waqooyi xorriyadda ka heleen gumeystihii Ingiriiska. Waa maalin xasuus mudan oo ku suntan midnimada, halganka, iyo riyooyinkii shacabka Soomaaliyeed.

Allaha inoo siyaadiyo nabadda, midnimada, iyo horumarka!

Want your business to be the top-listed Government Service in Garoowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Garoowe