Bulshada Online

Directions

Bulshada Online Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bulshada Online, Public Service, Garoowe.

28/07/2026

DAWLADDA PUNTLAND INAY CIIDAMMO GAYSO GAALKACAYO MA KU SAXANTAHAY ?

Coming soon president of Somalia 🥰
29/04/2026

Coming soon president of Somalia 🥰

Xil.Cabdiraxmaan Cabdidhakuur: "Odayaasha habeen h**e runta u sheegey MW Xasan waan u mahadcelineynaa, 3 Daarooda ayey a...
29/04/2026

Xil.Cabdiraxmaan Cabdidhakuur: "Odayaasha habeen h**e runta u sheegey MW Xasan waan u mahadcelineynaa, 3 Daarooda ayey ahaayeen, haddii aan Imaam Daahir na badbaadin waa ceeboobi lahayn, haddaa Hawiye nahay.... odayaasha kale waxaan leenahay xaqa caddeeya oo cidna haku xeerina."

29/04/2026

Gobolkee ka tirsantahay degmadda shaxda ?

B. Nugaal
T. Karkaar
J. Sool.
X . Sanaag

Maamulka Woqooyi-bari ayaa ku dhawaaqay in laga daba-geynayo mashruucii Bulsho ee Bangiga Adduunku maalgelinayo, kaas oo...
29/04/2026

Maamulka Woqooyi-bari ayaa ku dhawaaqay in laga daba-geynayo mashruucii Bulsho ee Bangiga Adduunku maalgelinayo, kaas oo loo qaybiyay maamulada kale ee dalka iyo Somaliland oo gaar loo siiyay 5 milyan oo dollar.

Wasiirka Qorshaynta ee xukuumadda Madaxweyne Firdhiye ayaa sheegay in hadda lagu hawlan yahay sidii iyagana looga daba-geyn lahaa, ayna shaqo adag hayaan oo shirar socdaan.
Bulshada Online

19/03/2025

yaa dega tuulada magaceeda la dhaho ( wanaagsan ) ee marqaan hoostimaadda.
mention qof reer wanaagsan ah.

Puntland Xisbigee ugu taageerayaal badan ?
22/07/2024

Puntland Xisbigee ugu taageerayaal badan ?

Garo oo guuleyso 📚Shuruudaha guulaystaha:1- Si sax ah uga jawaab su’aasha.2- Like garee page-ka Bulshada Online .3- Shar...
31/03/2024

Garo oo guuleyso 📚
Shuruudaha guulaystaha:
1- Si sax ah uga jawaab su’aasha.
2- Like garee page-ka Bulshada Online .
3- Share garee Post-ga.
4- Like garee Post-ga.

Madaxweyne xirsi xaaji ♥️
23/03/2024

Madaxweyne xirsi xaaji ♥️

Dawladda Somaliland ayaa ka Tacsi-yaysay dawladda iyo Shacabka Ruushka weerarkii xalay ka dhacay Magaalada Mosco.
23/03/2024

Dawladda Somaliland ayaa ka Tacsi-yaysay dawladda iyo Shacabka Ruushka weerarkii xalay ka dhacay Magaalada Mosco.

Address

Garoowe
HDN202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulshada Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category