Wadaagsin Television

Wadaagsin Television Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wadaagsin Television, Armed forces, Garoowe.

Degdeg, waxa qisaas lagu fulinayaa berri ninkii Guurti  Cali Baashe Diley AHN, ninkan oo lagu naanayso Jidhig Xiiin Fini...
06/11/2026

Degdeg, waxa qisaas lagu fulinayaa berri ninkii Guurti Cali Baashe Diley AHN, ninkan oo lagu naanayso Jidhig Xiiin Finiin

06/11/2026

Bal U fiirsada nimankan waxa ku dhacay belaayo ayay U yeedheen iyagoo nabad qaba dhamayso videoga waxa kaga dhacay Ceerigaabo iyagoo muuqaal iska duubaya ayaa ay surin walba kaga soo laabteen nimankii muuse ismaaciil ka ee ay isku carinayeen Alla abti Muuse Ismaaciil baa I dhalay ee hay dilina bay ku waa sheen.

Maanta kuwani meel ay joogaan waa maxaabiis, dhaawac dhimasho iyo baxsad

06/11/2026

Degmadan waa Waqooyiga Ceerigaabo mid ka mid ah magaalooyinka Muuse Ismaaciil (Gadhweyn)
Dhulkii Dahabka, kalluunka iyo Beeyada

Magaceeda hoos nagula wadaag

05/11/2026

Sool bari waa gacan sidii CEERIGAABO looga saaray next Laascaanood

Laascaanood waa gacan Afarta koone waa laga gelayaa
05/11/2026

Laascaanood waa gacan Afarta koone waa laga gelayaa

05/11/2026

Carbiska Heegan iyo Bariga Sanaag

05/11/2026

Qabiilka Isaaqa ugu badan waa Habaryoonis oo ka wada badan Isaaqa intiisa kale

05/11/2026

Sidiiq Ehelo Gaandheri balaayo ah waa ninkii Huwanta CEERIGAABO kaga saaray Dharaar tii 16 kii December 2024
Sidiiq Ehelo waa ciidankii ex Jabgadii Caarre Rasaas kulul buu ku wada caseeyey huwanta Sopl bari Laascaanood biyo loo kaban maayo sidii magaalooyinkoodii h**e looga qaaday so ka daran

03/11/2026

.

03/11/2026

Carbiska Heegan, Laascaanood waa lagaga hillaacin doonaa dhawaan ololka ka baxa eega cir iyo dhulba waa lagaga onkodin

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadaagsin Television posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category