Puntland People Defence Forces
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland People Defence Forces, Public & Government Service, Garoowe.
05/03/2021
Kudos PR Deni πΈπ±
15/02/2021
PMPF carried out successful operation that led to capture foreign illegal fishing boats.
06/02/2021
contributing president Deni's security while he is in Dhuusa Mareeb.
14/10/2019
Ciidanka difaaca Puntland.
Puntland People Defence Forces
π·: Abdirahman Adam Shire
02/08/2019
Dhamaanteen Ciidan iyo shacaba waxay noo ahayd maalin farxadeed, maalin isku-duubni iyo maalin muujin lahaansho.
Ciidamadda Difaaca Puntland mar walba waxay u taagan yihiin difaaca dalka, dadka iyo diinta.
15/09/2017
25/03/2017
Ciidanka Illaalada Khaaska ah ee Madaxweynaha Dowlada Puntland Qaybta (VIP) da ee u tababaran Comandoska kooxda kowaad Unigiisa kowaad oo gudanaya howlgalo Amniga Gaarka ah lagu sugayo
L/x/le Axmed Cali Xasan (Axmed Cali Lugey) guleysta adiga Ciidanka Sharafta badan ee halkan iiga muuqda
Puntland People Defence Force
Dhamme Abdiqadir Abdillaahi labaraad
20/03/2017
Ciidanka Difaaca Puntland qaybtiisa Badda ee PMPF
Ciidan u heelan u adeegida shacabka.
20/03/2017
Ciidanka Difaaca Puntland qaybtiisa Badda ee PMPF oo soo bandhigay Markabkii ay dhawaan kasoo furteen afduubayaashii Haystay.
Ciidan u heelan u adeegida shacabka.
20/03/2017
Ciidamada Geesiyaasha ah ee Puntland Gaar ahaan Ciidanka Badda Ee waxey so hoyeen Guul taarikhi ah ka dib markii ay gacanta kuso dhigeen Markabkii Saliida sidey ee u afduubna koox Burcad Badeed ah Alle aya mahadas iska leh uso hoyatey Dhamaan Ciidanka Qalabka sida ee Somaliyeed Gaar ahaan ee Gesiyasha ah
Markasta shacabkiinu waa idin garab tagan yahay sii wada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garoowe
