Adeegsan Technical Services

Adeegsan Technical Services

Share

Shirkadda adeegsan waxay kuu haysaa adeeg hufan iyo qiima jaban

23/12/2021

Macmiil Ku soo dhowoow shirkada farsamada cilad bixinta iyo galinta korontada iyo tuubooyink ee xarunteeda Garoowe.
Shirkadu waxay kuu haysaa adeegyada ay Ka midyihiin:
1.Cilad bixinta qalabka korontada
2.Koronta galinta guryaha iyo goobaha shaqada
2.Galinta iyo ciladbixinta tuubooyinka biyaha

Shirkadu waxay kugu soo dhowaynaysaa gacma furan, qiima jaban iyo waqtigeeda oo laguugu adeego shaqaale xirfad Sare leg

FG: Shirkadu waxay Ku taalaa magaalada Garowe wixii faahfahin dheeri ah kala xiriir: 7467624 ama 5535230

shaqo waqtigeeda laguugu qabto iyo adeeg hufan ugu imow -Garowe

Want your business to be the top-listed Government Service in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Garowe