Geedi Caano Leh

Geedi Caano Leh

Share

Geedi Caano Leh waa halk ku dhig caan ku ah Qof iyo Cod

25/01/2023

Geedi caano leh,
Gudiga TEPIC ee doorashooyinka puntland ayaa isdiiwaan gelinta wajiga laabaad shaaciyey in laga bilaabi doono, gobolka nugaal, gobolka hayland, iyo gobolka sanaag,
Taariikhdu markay thy 01/02/2024,

Guul geedi caana leh

10/11/2022

allahu akbar soo qor waa jimcee

Photos from Geedi Caano Leh's post 25/10/2022

MADAXWEYNAHA OO FURAY KALFADHIGA 51-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA PUNTLAND.

Garoowe: 25 October 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigaanka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash.

Madaxweynaha ayaa khudbadiisa Dastuuriga ah ee furitaanka Kalfadhiga Baarlamaanka uga hadlay, Shaqooyinka Dowladda Puntland u qabsoomay intii u dhexeysay labada Kalfadhi iyo qorsheyaasha hortebinta u leh Dowladda.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan, Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Goleyaasha Dowladda, Saraakiil Madaxtooyo, Guddoomiyaha Gobolka iyo Kan Degmada Garoowe, Ururada Bulshada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

DHAMMAAD

GEEDI CAANO LEH

Want your business to be the top-listed Government Service in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Garowe