04/03/2023
Garawe 5/mar/2023 Gudomiyaha Xaafada Halgan Garawe mrs wiilo Mohamed warsame ayaa iska diwan galisay xafada Halgan Garawe
Gudomiyaha xaafada Mrs wiilo ayaa dadka xafada Halgan ku boorisay ka qayb qadashada hananka dimuqradiyada ee puntlnd laga yaglelay dadka dagan xafadan halgan ayaa si qoto dheer u fahansan hanankan iyo fa idada bulshada aw u leyahay taasi oo ku timi wacyi galinta jogtada ahayd ee Guddiga xaafada ay siiyeen bulshada xafada Halgan Garawe
Xafiiska warfafinta wacyigalinta bulshada xaafada halgan ee dagmada Garawe
15/12/2022
Garawe 14/December/2022
Xaafada Halgan Garawe waxa ka qabsomay kulan ay soo qaban qabisay wasarada arimaha Gudaha faderalka iyo dimuqradiyada dawlada putlnd iyo dawlada hoose ee degmada Garwe
Kulankaa oo ku sabsana diyarinta qorsha 5ta sano ee soo socotah 2023_2027
Gudomiyaha xafada Halgan mrs wiilo maxamed warsame ayaa teamka ka socday wasarada iyo dawlada hoose ee dagmada garawe ku soo dhawaysay xafada Halgan dadka dagan xafada Halgan oo isagu jirah aqonyahanada Ganacsatada dhalin yarada iyo qaybaha bulshada ayaa si diiran u lafa guray bahiyaha xafada iyo horumarka la hiigsanayo 5ta sano ee soo socotah barnamijka JPL aya wax wayn ku soo kordhiyay dagmada garawe intii uu jiray kulankaa ayaa ku soo dhamaday Guul
Xafiiska warfafinta wacyigalinta bulshada xafada Halgan ee dagmada garawe
14/12/2022
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Waxaa lo ogaysiinayaa dhaman dadka ku nool xafada Halgan in 15/December/2022
Loo asteyay malinta nadafada casumada Garawe
Gudiga xafada Halgan muwadin waxay si xushmadleh kaga codsanayaa inaa ka qayb qadati barnamijka ololaha nadafada xaafada Halgan nadafadu waa iimanka barkiisa muwadin nala fiiq oo nala hagaji gurigaga hortiisa
Xafiiska warfafinta wacyigalinta xaafada Halgan ee dagmada garawe
13/12/2022
Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis 14/December/2022
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan bulshada ku nool xafada Halgan ee Dagmada garawe in 15/December/2022, kuna beegan khamiis in loo asteyay malinta nadafada casumada Garwe
Waxaan dhaman bulshada ku dhaqan xafada Halgan la ogaysiinaynaa inay inay ka qayb qatan barnamijka nadafada casumada kaas oo ka dhici donah dhamaan xafada magalada Garwe fadlan muwadin ka qayb qado bilicda gurigaga iyo Guud ahan xaafada nadafadu waa iimanka barkiisa
Xafiiska warfafinta iyo wacyigalinta xafada Halgan ee dagmada garawe
02/12/2022
Garawe 2/December/2022 Gudoomiyaha xafada Halgan ee dagmada garawe wiilo maxamed warsame oo ay weheliyaan Gudiga xafada Halgan ayaa xafada ku soo dhaweyey team ka socda PDEC barnamijka oo diirada lagu sarayay 1q iyo 1c
Dadka dagan xafada halgan ee dagmada garawe ayaa si diiran u soo dhaweyay barnamijka xafada Halgan waa xafada kaliyah ee mudo kabadan laba jeer shir isagu yimi ay ku tageerayaan barnamijka cod iyo qof in xiligan laga hirgaliyo puntland gaar ahaan Garawe
Allah mahadle
20/11/2022
Garawe 21/November/2022 Gudoomiyaha xafada Halgan ee dagmada garawe wiilo maxamed warsame ayaa ka qayb gashay kulan ciyareed ay kooxda danab guul ku gareen kooxda oo ka dhisan xafada Halgan ee dagmada garawe
Gudoomiyaha xafada Halgan ee dagmada garawe wiilo maxamed warsame ayaa ugu Hampalyaysay dhalinyaradii gushaa u soo hoyiyay xafada Halgan ee dagmada
Xafiiska xafada Halgan ee garawe
20/11/2022
Garawe:21/November/2022 Gudoomiyaha xafada Halgan ee dagmada garawe wiilo maxamed warsame oo ay weheliyaan madaxa faya dhawrka dawlada hoose ee Garawe maxamed farah cawl
Ayaa manta kormeer ku maray dhirta dhawan lagu beray wadoyinka xafada Halgan ee garawe kuwaas oo ay dib u hagajin kooban ku sameyeen siliga dhirta oo qayb ka mid ah dadatay iyagoo dadka Guryahada ka ag dhaw ku dhirigaliyay inay masuliyad gar ah iska saran dhirtaa
Xafiiska warfafinta xafada Halgan Garwe