Puntland Antiterrorism Force

Puntland Antiterrorism Force

Share

Taliska Ladagaanka argagixisada puntlad

29/03/2025

Eid Mubarak
Taliyaha Ladagalanka Arga-gixisada Dowlada Puntland
S/Gaas MUXIYADIIN AHMED AW-MUUSE Ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin Udiray Umada Soomaliyeed Maalinka Bariya Oo Aytahay Maalinta Ciidul Fidriga

Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed Gaar ahaan umadda Reer Puntland meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Fidriga, aniga oo Alle inooga baryaya inuu inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.

Ciid Mubaarak

09/03/2025

Taliyaha La Dagalanla Argagixisada Dowlada Puntland S/Gaas Muxiyadiin Ahmed Aw-muuse Ayaa Maanta Dalka Dib Ugu Soo Noqday Isagoo Muda Dalka Dibadiisa Safaro Shaqo Ugu Maqnaa,

Taliyaha Ayaa Bogaadiyey Go'aanka Howlka Ciribtirka Argagixisada Ee Uu Madaxweynaha Dowlada Puntland Said Abdulahi Dani uu Qaatay'

Sidoo Kale Taliyaha Ayaa Bogadin U Diray Dhamaan Saraakiisha S/xigeenada Hogaaminaysa Howlgalka'

Sidoo Kale wuxuu Tacsi U Diray Dhaman Cidamadii Ku shidhiiday Iyo Intii Ku Dhawacantay Dagalka Dowladu Kula Jirto Argagixisada Daacish.

16/10/2024

Taliyaha Ladagaalanka Argagixisada Dowlada Puntland General Muxiyadiin Ahmed Aw-muuse,

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Ee Dowlada Puntland Cornel Abdifitaax Xaaji Aadan,

Taliyaha Gobalka Nugaal Maxamed Ali Ahmed,

Gudoomiyaha Degmada Dangorayo Xaamid Ahmed Xaaji Iyo Nabadoono,

Ayaa Maanta ku Guulaystay Siidaynta 11 Gaari Oo Ku Xayirnaa Ama Lagu Haystay Degmada Dangorayo.

09/04/2024

Taliyaha La dagalanka Argagixisada
S/gaas muxiyadiin Ahmed Aw-muuse Waxa uu munaasabadda Ciidul-Fidriga Awgeed u hambalyeeynayaa guud ahaan Ummadda Islaamka ah gaar ahaanna Shacabka Soomaaliyeed gaar ahaana shacabka reer puntland meel walba oo ay dunida kaga suganyihiin.
Waxaana Eebbe ka baryayaa in uu dhammaanteen innaga Aqbalo Acmaasha wanaagsan.

08/01/2024

Taliyaha Ladagaalanka Argagixisada S/Gaas Muxiyadiin Ahmed Aw-Muuse Ayaa Hambalyo U diray Ilyaas Cismaan Lugatoor oo loo doortay Madaxweyne Kuxigeenka Puntland.

Wuxuuna Eebbe u weydiyey in uu u fududeeyo mas’uuliyadda culus ee Uu Qaaday

08/01/2024

Taliyahaa Ladagaalanka Argagixisada S/ Gaas Muxiyadiin Ahmed Aw-Muuse Ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Madaxweynaha dowlada Puntland Said Abdulahi Dani Oo Mar Labaad Ku Guulaystay Xilka Madaxtinimada Dowlada Puntland Taliya Ayaa Ugu duceyey In Alle Ku Asturo Xilka Uu Marka Labaad U qaaday Shacabka Dowlada Puntland

Photos from Puntland Antiterrorism Force's post 02/12/2023

Taliya Lagaalanka Argagixisada S/Gaas Muxiyadiin Ahmed Muuse iyo Gudoomiyaha Degmada Eyl Faysal khaliif Wacays Ayaa Shir La Yeeshay wax Garadka'Ganacsada iyo Bad Maaxyada xaafada Badey Ee Dagmada Eyl Waxaana Looga Hadlay Sidii Amniga iyo Falalka Burcad Badeed Nimo Ee Ka Bilowmay Xeebaha Degmada Eyl.

02/12/2023

Taliyaha La Dagaalanka Argagixisada S/Gaas Muxiyadiin Ahmed Muuse Iyo Taliyaha Qaybta Gobalka Nugaal Maxamed Ali Marduuf Safar Ay Ku Tageen Degmada Ayl ayaa Shir La Yeeshay Gudoomiyaha Degmada Eyl Faysal Khaliif Wacays Iyo xildhibaanada Konsalka Eyl Ayaa Looga Hadlay Xaalada Amniga Iyo Burcad Badeed Malmihii Lasoo dhaafay Ka Bilowmay Xeebaha Deeganada Puntland.

Photos from Puntland Antiterrorism Force's post 30/11/2023

Taliya La dagaalanka Argagixisada S/Gaas Muhiyadiin Ahmed Muuse iyo Taliyaha Qaybta Nugaal Maxamed Ali Marduuf Ayaa kulamo ay layeesheen Gudoomiyaha Degmada Eyl faysal khaliif wacay,
wax garadka degmada iyo dhalinyada Ayaa waxaa looga hadlay amniga deeganka iyo falal burcad badeednimo oo malmahan ka bilaamantay xaabaha Puntland

16/08/2023

INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Taliyaha Ladagaalanka Argagixisada S/Gaas Muxiyadiin Ahmed Muuse
Ayaa ka Tacsiyadeenayaa geerida ku timid
Allaha u naxariiste Abwaan Jaamac Kadiye Cilmi oo ku geeryooday duqaymo Ay soomaliland ka geysteen magaalada Laascaanood
Rabi Samir Iiman haka Siiyo Ehelkii Iyo Qarabadii iyo dhamaan umada soomaliyeed Gaar Ahaana Umada reer SSC,

Allana Qabriga Ha U waasiciyo Aamin aamin.

31/07/2023

Taliyaha Ladagalanka argagixisada S/gaas muxiyadiin Ahmed Aw-Muuse Ayaa u hambalyey dhamaan shacabweynaha Reer Puntland Sanadguurada 25-aad ee aasaaska Dowladda Puntland Awgeed

19/07/2023

INNAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Taliyaha ladagalanka argagixisada G/muxiyadin Axmed Aw-muuse
ayaa shacabka puntland uga tacsiyeyey geerida AUN Xeer ilaaliyihii Gobolka Mudug ee dowladda Puntland marxuum Bashiir Ismaaciil Axmed (Bashiir Hoobaley).

G/Muxiyadiin ayaa alle uga baryey marxuumka inuu janadii ka waraabiyo Ehelka,qaraabada iyo shacabka puntland samir iyo iimaan ka siiyo.

Want your business to be the top-listed Government Service in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Garowe
252