Munasabadii xil wareejinta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda Puntland taas oo ka dhacday xarunta guddiga shaqaalaha rayidka ah xilkana uu kula wareegay guddoomiyaha cusub ee guddiga shaqaalaha rayidka ah ee DPL mudane Cabdirisaaq Axmed Maxamed.
Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah Ee Dawladda Puntland
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah Ee Dawladda Puntland, Government Website, Global Road, Puntland State of Somalia, Garowe.
Guddiga Shaqaalaha Rayidka Ee Dowladda waa Guddiga leh madax-banaani Maamul iyo go'aan ka gaarid Hawlaha la xiriira Shaqaalaha Rayidka Ee Dawladda Puntland Wuxuuna u hoggansamayaa Sharciga oo kaliya
01/02/2026
31/01/2026
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta soo xiray tababarka aqoon kororsiga ku saabsan hogaaminta wanaagsan iyo fulinta qorshaha horumarinta Dowladda Puntland, kaasi oo loo qabtay Agaasimeyaasha Guud, Agaasimeyaasha waaxyaha qoryshaynta iyo dabagallka hay'adaha Dowladda Puntland.
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ayaa muujiyey muhiimada ay Dowladda u leedahay horumarinta aqoonta Agaasimeyaasha iyo Masuuliyiinta, isagoo boggaadiyey dhammaan dhibacyadii kasoo shaqeeyay in tababarkan qabsoomo.
Tababarakan oo socday mudo 5 cisho ah waxaa bixinayey khuburo ka socotay machadka tababarka shaqaalaha dalka Kenya ee Kenya.
Shaqaalaha Dawladda Puntland iyo shacabkaba waxaa ugu baqayna in ay garab istagaan ciidamada difaaca puntland ee dagalka kula jira uruurka argagixisada daacish haday ahaan la hayd dhiig shubid, takulayn sahay ciidan iyo dhiirigalin intaba waa waajib Ina saaran in aannu ka qayb qaadano garab istagno ciidankeena geesiyaasha ah ee jihaadka xaqa ah kula jira argagixisada ajaanibta ah ee ku soo duulay dhulkeena hooyo.
13/02/2024
XEERKA GUDDIGA SHAQAALAHA RAYIDKA EE DAWLADDA PUNTLAND
13/02/2024
PUNTLAND STATE OF SOMALIA
.
13/02/2024
01/08/2023
1-August oo ah maalin ku wayn guud ahaan Bulshada reer Puntland.
01/08/2023
1-August oo ah maalin ku wayn guud ahaan Bulshada reer Puntland.
GUUL IYO MUSTAQBAL WANAAGSAN INSHA ALLAH
30/07/2023
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta shahaadooyin guddoonsiiyey Shaqaalaha Rayidka ah ee dhameystay Waxbarashada Machadka tababarada Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland.
16/10/2022
HAMBALYO HAMBALYO GUUL SOOMAALIYA
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Global Road, Puntland State Of Somalia
Garowe
090
