Puntland State TV

Call Directions Website Contact the organization

Puntland State TV Official page of Puntland State TV which is a public broadcasting network of Puntland State. Its headquarters are capital of Garowe.

The service also maintains an office in London. Founded in April 2013. Difaacaha Danaha Puntland

09/10/2026

Waraysi:- Qeybta 2aad Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa burcad-badeednimada iyo kooxaha ku hawlan afduubka, boobka hantida iyo dilka dadka ee maraakiibta?

09/10/2026

Iskaashi ay ka wada shaqeynayaan Ciidanka PMPF gaar ahaan waaxda Dembi baarista iyo Hay'adda Caalamiga ee INTERPOL, si loo xaqiijiyo dambiilayaasha.

09/10/2026

WARKA DUNIDA Puntland State TV 09 OCT 2026

09/10/2026

Burcadbadeednimada maxay Diinta Islaamku ay ka qabtaa? Shiikh Cali oo ka warramaya ayaa waraysigan kaga jawaabaya.

Qofka ama Hay'adda gacan ka geysta dadaallada amniga ee lagu ciribtirayo burcad-badeednimada iyo ilaalinta nafta & hantida shacabka, maxay tahay ajarka laga helayo iyo wajibaadka kaga aaddan Shareecada Islaamka?

Qeybta Kowaad, wareysi Shiikh Cali Dheere oo ka mid ah Culimada Puntland uu siiyey Puntland State TV, isagoo jooga magalada Boosaaso ayuu kaga warramay dembi weyn inay tahay burcad-badeednimadu.

09/10/2026

DOCMENTRY: Bargaal Tariikh Nool iyo Dhaxal Mudan in la,ilaalyo Taarikhda Daarta Boqor Cismaan uu ka ariminjiray

09/10/2026

Xidhitaanka Aqoon is-waydaarsiga loo qabtay Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Haylaan waxaa soo xiray Agaasimaha Waaxda Dhaqanka iyo Odayaasha ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane C/fitaax Cumar Ismaaciil.

09/10/2026

Hadal Jeedinta:Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Cali Xuseen Soomaali ayaa ka hadlay amniga gobalka Saaag.

09/10/2026

Hadaljeedinta Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, Mudane Mohamed AIi Farah Farmayeri

09/10/2026

Hadal jeedinta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland mudane Hon. Abdi Hirsi Ali - Qarjab

09/10/2026

Hadal Jeedinta:Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka sanaag G/sare Cabdinasir Maxamed Muuse ( shaati) ayaa ka hadlay amniga Gobalka Sanaag.

Address

Wadajir
Garowe
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland State TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Puntland State TV:

Shortcuts

Share