Abdikadir Mohamed Hayir

Call Directions Website Contact the organization

Abdikadir Mohamed Hayir Official page, Abdikadir Mohamed Hayir.

26/09/2026

Ciidamada Ilaalada Badda iyo Bariga Dowladda Dowladda Ayaa Hawlgal qorshaysan oo si heer sare ay u fuliyeen kusoo furtay markabka M.T SIBU 1 oo ku gooshayay calanka dalka Eritrea 🇪🇷 oo dhawaan kooxo Burcad-badeed ah kasoo afduubteen biyaha dhanka Bari ee magaalada Mukalla ee dalka Yaman, meel qariibku ku dhowaad 136 Nautical Miles u jirta.

Ciidamada PMPF waxay si geesinimo leh gacanta ugu dhigeen dhammaan burcad-badeeddii afduubka ka dambeaysay, iyagoo si buuxda u xaqiijiyay bedqabka dhammaan shaqaalihii markabka iyo hantidii saarnayd.

19/09/2026

Culay oo caawa ka qaybgalay kulanka Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Mohamed Baarri Shire iyo Dhalinyarada Gobolka Bari oo ku hadlay afka qurbajoogta gobolka ayaa dhalinyarada ku dhiirigeliyay dhulkooda joogaan oo maalgashadaan Qurbajoogtuna dib Dalka ugu soo laabandoonaan.

19/09/2026

Duqa Degmada Boosaaso Abdullahi Ali -oo Shaqo culus ka qabtay Degmada Boosaaso Ayaa caawa kasoo qayb-galay Kulan Casho sharaf ahayd oo Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland u qabtay Dhalinyada Gobolka Bari.

18/09/2026

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, Ayaa caawa Kulan balaaran ku casumay Dhalinyarada Gobolka Bari Gaar ahaan Degmada Boosaaso, isagoo kula dardaarmay ilaalinta Xasiloonida magaaladda iyo ka qayb-qaadashada Horumarka Degmada iyo Guud ahaan gobolka.

Guddoouhu wuxuu usheegay dhalinyarada inay kula xisaabtamaan masuuliyadda ay uhayaan. Guddoomiyaha ayaa Sidoo kale Ganacsatada kula dardaarmay inay maalgashadaan Xeebta quruxda badan ee Degmada Boosaaso.

18/09/2026

Jumca Kareem🕌☪️

16/09/2026

Puntland ayaa xustay Maalinta Domocrady-hadda Dunida oo ay Soomalia kaalinta kowaad kaga jirto dhawaana ay qorshaynayaan Guddiga Doorashooyinka Puntland inay gudagalaan ka shaqaynta dardargelinta Xisbiyada, Diiwaangelinta, kaarqaybinta iyo Doorashooyinka Golaha Degaanka iyo Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland marka Xeerarka Doorashooyinka ay dhamaystiraan Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland.

16/09/2026

Boosaaso Airport Hotel, oo ka mid ah Hotelada Casriga ah ee Magaaladda Boosaaso ku yaal.

14/09/2026

Wasiiru Dowlaha Amniga Dowladda Puntland Gen Fu’aad Xanaano Waxa uu ka mid yahay Gen-nada Naftooda uhorey ilaalinta iyo Difaaca Dowladnimada Puntland, waxa la dhutinayaa waa Difaaca dadkiisa waxa uuna ku naafoobay Hawlgalkii Hilaac ee Calmiskaad.

Sidoo kale waxa lagu xusuusta Halgankii Gobolka Sool, waxaan Shalay ku kulanay Degmada Buraan ee Gobolka Haylaan isagoo kasoo laabtay Degmada Badhan oo Hawlgal Shaqo utagay.

14/09/2026

Buraan aa tagaaba waa inaa Ceelkeeda tagaa.

12/01/2026

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland ayaa Galabta si rasmi ah u furay Koobka Kubadda Cagta Gen. Qalyare, Oo Loogu baroordiiqayo geesiyaashii ku shahiiday Hawlgalka Calmiskaad.

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikadir Mohamed Hayir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdikadir Mohamed Hayir:

Shortcuts

Share