RAMADAN KARIIM ALL PUNTLANDERS
PIA
Puntland Intelligence Secuirty Agency
JUMCO WANAGSAN REER Puntland Dhamantiin ilahay nabada hanoo siyadiyo Amen
Dhamam shacabka reer Puntland 1Luulyo Darteed waxaa idin rajenayaa NABAD HORUMAR IYO BARWAAQO inaa ku gaartan sanadka danbe insha allaah
War Dag Dag ah Hayadaha kala ah PIA iyo PSS la isku daray lagana wada dhigay 1 hay'ad oo loo baxshay PISA ( Puntland Intelligence Secuirty Agency ) waxaa waajib inagu ah in la fuliyo magaca cusub
Dhamaan dadka Puntland maxaa jeclaan lahayd ina la wadaagto hayada PIA Massage wa nosoo diri kartaan waana xafideyna masagekaga
Dhamaan Shacabka Puntland hala shaqeyaan sidi ay horay ula shaqen jireen ciidankooda hana usoo gudbiyaan cid kasta oo lid ku ah amaanka iyo xasiloonida Dowlada Puntland
Waxaa la joogaaa waqtigii ay wiiqmi lahayen ururka arxan laawayasha shabaab Marka yaaa loo kala harin dabar goynta burcad diimeedka shabaab SOO IGUMA RAAC SANIDIN SOMALIYEEY HAAAA SOO QOF FADLAN
Hanbalyo Dhamaan reer Puntlaand sanad guurada aas aaskii Dowladeena Puntland 1998- 2017 19 jirsatay HAMBALYO sanadka danbe ku gaara nabad iyo Barwaaqo Insha allaah
Waa ku mahadsan tihiin inaa nagu soo biirtaan dhaman waxaan idinla wadagi doonaa la socotada amaanka Puntland iyo Somalia ka hortagida falalka guraca ee shacabka lagu dhibateeyo waa in aad nagala qayb qaadataan dhamantiin MAHADSANIDIN
Hello All Puntland Peaple
Dowlada Puntland waxay umada reer Puntland u rajeneysaa cibaado suuban iyo in ALLE ka aqbalo camalkooda iyo amaan ku wada cibadeysta dhamaantiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
PUNTLAND
Garowe
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
