Taliye Faranso
Barxada Garowe
Political
Nin Is Huba Dadkiisuna Hubaan Hawlkar Nimadiisa Mayar Hon Abdulkadir Geedi Shaqadiisuna Waa Sida Qorraxda
Qaybkamida Horumarada Casumaddu Ku Tilaabsatay
Mid Kamid Ah Mayarada Ugu Shqada Badan Magalooyinka Africa
Marka Dadkaagu Ku Qanacsanyihiin Waxaad Uqabatay
Allaah Ha u naxariisto Taliye General Qalyare.
Halkan kuma soo wada koobi karo qormada Chapter 6 ee aan kaga hadlayo Halgankii General Ahmed Abdi Qarjab General Qalyare sidoo kale dhacdada ma soo wada koobi karo sababtoo ah Buuga ayaan rabaa in aad ugu dhextagtaan Balse
Qaybta Labaad ee aan idiin Balanqaaday ayaad halkan ka Heli kartaan.
Qaybta Labaad Guutada 2’aad
Markii aan soo gaarey Taliska Guud ee ururka argagixisadaa ee Daacish maalmo badan oo Dagaal dhimasho dhaawac burbur Gaadiid Daal Baahi Oon iyo wal wal maxay gadaal ka noqon.
Maalmahaas adag ee aan korkusoo xusay waxaa jirey Guutooyin kale oo sidaas si lamid ah dagaalku u haystey oo maalmo nooga sii h**eeyey sida Guutada 1’aad oo ay ka dhinteen rag aad u badan
oo ay ka mid ahaayeen ilma Qoryood Col. Mukhtar Qoyood Gaagaale iyo Cabdifitaax Qoryood sidoo kale waxaa Guuto 1’aad soo gaarey dhimasho aad u badan o oleh saraakiil saraakiil xigeen alifley iyo dableyba waxaa kaloo qasaare lixaadleh soo gaarey Ururkii Comaandooska PMPF ee Caawinayey Guuto 1’aad oo asagana aysoo gaartey khasaare lamid ah midka ku dhacay Guuto 1’aad habaynkii waxaan ku hoyaney meel ay h**ey u Daganaayeen Ururka Argagixisadaa ee Daacish halas oo aan kala wareegney goor gaaban miino baar kadib waxaan u dagney si difaac xiran ah waxaan kaloo u diyaar garowney geedi subax.
Markii aan joogno oog h**e ayaa waxaa nagu bilowday Hoobiye teel teel ah difaacyada oo dhan waa ay soo sheegeen in hoobiye ku soo dhacayo waxaa nalagu amray in guuto 1’aad Guuto2’aad iyo 3 Urur oo Commandoska PMPF ay u guuraan Geedi weerar
Markii aan wax yar h**ey u soconay ayaa waxa bilowday hoobiye Drones weerar siman oo halmar ku wada dhacay Guuto 1’aad Guuto 2’aad iyo Guutadii Commandoska PMPF maalintaas marna isma oran Ciidan Puntland ayaa sii jiri doona waxaa isla yeertay dhawaaqa xabadda midka saraakiisha ee raadyaha laga soo tabinayo nin walba waxaa uu leeyahay Gurmad ila soo gaar dhaawaca iga qaad Ambulas ila soo gaar maydadka iga qaada iyo gawaarida raaladale ii soo dir ayaa sarkaal kasta leeyahay Gawaarida raalada leh waa Suu-23 37 iyo wixii la mid ah si ay joogga sare ee Buurta u garaacaan wadadu aad ayay u xuntahay oo ma jiro gaari si deg deg ah kugu soo gaari kara.
Waxaa nasoo gaarey gawari aad u badan oo ka yimid Talisyada Guutooyinka Guuto 1,aad Guuto 2’aad Guuto 3’aad iyo Comaandooska oo uu wato Col, Dhaaluf Cumar Shariif Gawaaridii waxaan u qaybinay Guutooyinka si ay u caawiyaan Ciidamada oo culays loo saaro dhakada sare ee Buuraha Gawaridu waxay ka dagaalami kartaa dhulka hoose balse markii h**ey loo socdo waxba kuuma qaban karto gawaaridu ayadaa Culaab ama culays kugu noqonaysa.
Markii aan kicinay wajigii koobaad waxaan Talis ka samaysanay goobtii waxaanna dirnay dhaawicii iyo dhimashadii waxaa jirtey Askar iyo saraakiil dhaawac ahaa oo naga diidey in laga qaado goobta qaarkoodna marlabaad xabado ku dhcay u dhintay waxaana ka mid ahaa sarkaal ka tirsanaa Guuto 3’aad Cadde Yoome waxaa uu ahaa gurmadkii 1’aad ee nasoon gaarey markii aan kicinay wajiga koowaad ayuu difaaca h**e ku dhaawac may waxaana uu diidey in loo qaado Taliska Dhexe waxaa u uku dhintay weerar adag oo ay nagu soo qaadeen kaas oo ay qorshaynayeey in ay dib nooga qabsadaan goobaha aan ka soo qabsanay iyo Taliska dhexe.
Weererka Argagixisada ee rogaal celintaa waxaa uu nagu soo beegmay xilli aad u xun qoraxduna kulushahay ayna nagaartey dhimasho dhaawac walina aan ku gudo jirno nadaamkii difaaca iyo diyaargarowgeenii labaad weerarkaas rogaal celiskaa waxaa uu ahaa mid ay si heer sare ah u soo abaabuleen oo ay uga fakareen waxayna noo soo galeen togoga oo u samaysan difaac rabaani ah sidoo kale waxay laban laabeen Snipers kooda waxayna nagalaayeen gaandhriyo saraakiil Caafimaad rag aad u fir fircoonaa xiliga xabadda waxaan diray labo Sniper iyo ilaalo markii ay wax yar iga maqnaayeen ayay raadyaha igala soo hadleen ilaaladii waxayna ii sheegeen in labadaydii Sniper midna la diley Midna uu yahay dhaawac aad u daran wax xabad ah na aysan ku socon hadda waxaan gartay in ay xaaladu culustahay oo ay jiraan Snipers is qarinaya waxaan amray in Taliska dhexe ay u qaadaan Mayda iyo dhawaca.
Intaas kadib Anagoo ay xaaladeenu aad u adagtahay oo la oomay lagaajooday ladaaley ayaan waxaan maqalay gadaasha meel horteena ah oo Aragagixisada gadaasheeda ah xabad xoogan oo ka bilaabaday waxaan la hadlay Taliskii Sare waxay ii sheegeen in aysan waxba kala socon xabadaas balse Guuto 3,aad labo Urur oo ka mid ah aan la hayn raadyahooda iyo wax xog ah oo ay leeyihiin xabadii aad ayay u soo dhawatey dhanka Guuto 1’aad iyo Commandoska PMPF ayayna u soo durugtay waxaan la hadlay saraakiisha Commandoska PMPF waxayna ii sheegeen in Argagixisada Daacish Dhabar jabin ku dhacday oo ay hadda kala Cararayaan waxaan amray in Guuto 1’aad ay wargaliyaan saraakiisha Commandoska PMPF Dibna loo soo qaado si anay isugu dhicin Ciidanku ayna balse nasiib wanaag wax yar kadib ayaa waxa soo Galay Radyaha Taliska sare Col Duwane Gaaciye M Xoday waxaana uu u sheegay Taliska sare in uu Cagta soo mariyey Sniperskii Daacish iyo koox Hoobiye ah Taliska sare ayaa u sheegay in ay aad isugu dhowyihiin Ciidanku ayna maqalayaan xabadda ayna ka digtoonaadan in ay isku dhacaan intaa kadib waxaan diray Koox Commandoska PMPF ah si ay tilmaan u siiyaan Ciidanka dhabarjabinta wada ee Guuto 3’aad markii ay saraakiishii Commandoska iyo Srakiishii Guuto 3’aad isu tageen waxay isla wadaageen xaalladda Ciidanka iyo jawiga guud waxayna Saraakiishii Commandoska PMPF siiyeen Saraakiishii Guuto 3’aad in ay jirto oon iyo gaajo Gooto 3’aad waxay isu qaybisay labo qaybood qayb Ciidanka Biyo iyo Timir u qaybiya iyo qayb kale oo weererkii sii wadda halkaas waxaan ka gaarey Guul aanan filayn marna.
Halkan kuma dhamaystirna Halganka Taliye Ahmed Abdi Qarjab (General Qalyare.
Qaybta 3’aad 4’aad 5’aad iyo 6’aad ba waxaad ka bogan doontaan Buugga.
Fadlan ila soo hadal hadii aad wax aragtin ah ama xog ah mama talo ah aad igu biirin lahayd siu u u noqdo Buugani mid leh saamay iyo miisaan igu taageer sidoo aan argagixisda uga guulaysan lahayn una dhiiragalin lahayn dhamaan dadka soomaaliyeed iyo qof kasta oo ku hawlan la dagaalanka argagixisada.
Wixii fariin ah iigu soo reeb Emailka hoose ku qoran
[email protected]
Jeeniqaar Sheikh Omar
Geerida General Axmed Cabdi Qalyare: Puntland oo Wayday Geesi Qaran
Dhasaan, Qandala – Gobolka Bari
Puntland waxa ay wayday mid ka mid ah saraakiisheeda ugu sarreeya, uguna hal-adagnaa, kadib markii uu ku geeriyooday qarax miino oo ka dhacay deegaanka Dhasaan ee degmada Qandala.
Taliyihii Howlgelinta Ciidamada Howlgalka Calmiskaad, ahaana Taliyaha Guutada 2-aad iyo Ururka Duufaan, General Axmed Cabdi Qalyare, ayaa ku dhintay weerarkaasi, sida ay xaqiijiyeen ilo-wareedyo rasmi ah oo ka tirsan dowladda Puntland.
Taariikh Nololeed Kooban
General Qalyare wuxuu ahaa sarkaal khibrad dheer u lahaa arrimaha milatariga iyo dhismaha ciidamada. Waxa uu h**e u soo noqday Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Awdal intii ay jirtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya. Intii uu ku jiray howshiisa, waxaa lagu yaqaanay inuu ahaa hoggaamiye leh hufnaan, karti iyo waddaniyad aan la isku halleyn karin.
Dadka aqoonta u lahaa General Qalyare waxay ku tilmaamaan sarkaal si buuxda ugu heellan difaaca dalka, dhismaha hay’adaha amniga, iyo horumarinta awoodda ciidamada Soomaaliyeed.
Tacsi iyo Tixgelin
"Alle ha u naxariisto General Axmed Cabdi Qalyare. Wuxuu ahaa halyey u taagnaa difaaca dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Geeridiisu waa mid murugo weyn u leh shacabka Puntland iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed..
Tacsida ayaa si gaar ah loogu dirayaa qoyskiisa, ehelladiisa, asxaabtiisa, iyo dhammaan ciidamada uu ka tirsanaa. Puntland waxay waayatay geesi aan sahlaneyn in la beddelo.
Baaq: In Laga Faa'iideysto Khibradaha Khasaaraha
Geerida General Qalyare waxay tusaale u tahay khasaaraha baaxadda leh ee dagaallada iyo xasillooni darrada ka dhalata. Puntland waxa ay waajahaysaa khataro badan oo ay ka mid yihiin argagixisada, miinooyinka, iyo khilaafaadka siyaasadeed iyo qabiil.
Waxaa lagama maarmaan ah in la sameeyo istiraatiijiyad qaran oo cad, mid siyaasadeed iyo mid amni si loo yareeyo khasaaraha, loona dhiso jawi nabadeed oo joogto ah. Geerida halyeyada Soomaaliyeed ma noqon karto mid iska dhacda oo aan wax laga baran.
Gunaanad
Dhimashada General Axmed Cabdi Qalyare waxay calaamad u tahay halista ay ku jiraan hoggaamiyeyaasha u taagan difaaca dalka. Puntland waxay u baahan tahay inay ka faa'iideysato waayo-aragnimadan si ay u dhisto mustaqbal nabdoon, ammaan ah, oo aan mar kale lagu waayin halyeyada sida Qalyare oo kale ah. Waa muhiim in Pl si qoto dheer u baadho cida minooyinka dhigaysa Meelaha awal laga saaray. Ma reer miyigaa mise waa dad kale oo qarsoon?
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
Allah ha u naxariisto.
W/Q: Muna kaamila
22/09/2025
Maxaa Ka Cusbaa Casimadda 2Bari Ee Lasoo Dhaafay .
Golaha deegaanka Garowe Oo Ah Kuwa Ugu Liita Golayaasha Degaanka Ee Laga Soo Doortay Degmooyinka Puntland Ayaa Maalmahan Danbe Waday Dhaq Dhaqaaq Ay Ugu Yedheen Moshin
Kaas Oo Ilaa Markii Lodoortay Degmada Mayar Abdulkadir Gedi Ay Xilibaano Farakutiris Ah Ay Horbodayeen Kuwaas Oo Raba In Danohooda Gaarka Ah Loo Fuliyo Iyagoo Doonaya Shidaalo Iyo In Lasiiyo Kaarar Loogu Talagalay Dadka Barakacayaasha Ah Ee Kaamamka Ku Nool Taas Oo Mayarku Ka Diidey
Mayarka Oo Aan Dheg Jalaq Usiin Ayaa Wata Shaadiisa Malin Laha Ah Ee Horumarinta Cadumadda
Wixii Warar Ah Ee Kasoo Kordha Kala Socda
Barxada Garowe
Geelow Geedkasta Daaqdaye Goorta Ciin Daaqda Lagu Yaaba
Hooyooyinkii Catoosh Accounka U Furtatay Oo Degmada Yimi Iyagoo Kacabanaya Lacagaha Uu Ku Soo Rogey Catooshka Aan Labada Kantarool Ee Garowe Dhaafikarin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Garowe
