Puntland Department Immigration & Naturalization of Somalia

Puntland Department Immigration & Naturalization of Somalia

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Puntland Department Immigration & Naturalization of Somalia, Government Organization, Puntland Immigration Head Quarters, Garowe.

Photos from Puntland Department Immigration & Naturalization of Somalia's post 28/05/2018

Waa mid ka mid ah Horumarka lixaadka leh ee ay ku tilaabsatay Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaa Laanta Puntland.
Agaasimaha Hay'adda Socdaalka iyo Jiniyadda Laanta Puntland Mudane Mohamed Abdi Farah Qambi iyo shaqaalaha hay'adda oo isku duuban una shaqaynaya isku xirnaan iyo iskaashi ayaa waxay muujiyeen mudo kooban hanaanka hay'adda.
Sidoo kale Agaasiamaha Guud ee Hay'adda Socdalaaka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Col. Maxamed Aaden Koofi oo hormuud ah geedi socodka shaqada hay'adda ayaa Agaasime ku amaanay shaqada adag oo uu hayo iyo sida ay uga go'an tahay hay'adda inay samayso horumar la taaban karo si loogu adeego bulshada soomaaliyeed.

Muuqaalkan aad u jeedan waa Xafiiska cusub ee Degmada Qardho oo dhowaan la furay Agaasimaha qambi iyo qayb ka mid ah shaqaalaha hay'adda ayaa si wada jir ah Shalay oo ay taariikhdu ku beegnayd 28/5/2019 sameeyay calaamadaha Xafiiska Qardho kuwaas oo ku astaysnaa Magaca Hay'adda xafiiska qardho.

Sida Idiin muuqata waa Bilboard iyo Box light loo sameeyay xafiiska wuxuu Agaasimuhu ku wareeyay Maamulka Xafiiska Qardho mudane Asad Abdulkadir Ahmed.

Guul iyo Gobanimo

Booqashadii Qardho Agaasime Qambi 28/05/2018

Agaasimah Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Laanta Puntland Mudane Mohamed Abdi Farah Qambi iyo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Xafiiska Hay'adda Socdaalka iyo Jinisyada Degmada Qardho.

Agaasimaha ayaa kor meer ku sameeyay xafiiska iyo qaabka ay shaqadu uga socoto degmada Maadama qardho ay heshay xafiis cusub oo loogu adeego dadka degaanka iyagoo ka heli kara si fudud bixinta iyo dalabaadka baasaboorka Soomaaliga ah.

Xafiiska ayaa dhowaan laga higeliyay magaalada qardho waana xafiis cusub oo ku soo biiray xafiisyada ay Hay'addu ku leedahay deegaanada Puntland sidoo kale waxaa iyana la furay xafiiska Baasaboorada Degmada Galdogob iyo barta Kastamka iyo Socdaalka Tuurdibi oo ah xafka ay soomaaliya la wadaagto Itoobiya ee Gobolka Mudug.

Agaasiamaha iyo Wafdigiisu waxay kormeer ku marayaan magaalooyinka Qardho, boosaaso, Badhan.

guud ahaan shaqada ayaa u socota si wanaagsan si ka muuqata sawirada hoose.

Guul iyo Gobanimo
Puntland Somalia

Want your business to be the top-listed Government Service in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Puntland Immigration Head Quarters
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 14:00
Tuesday 08:00 - 14:00
Wednesday 08:00 - 14:00
Thursday 08:00 - 14:00
Friday 09:00 - 14:00
Saturday 08:00 - 14:00
Sunday 08:00 - 14:00