30/03/2026
TACSI TIIRAANYO LEH: إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُون
This is my official page, as Speaker of Puntland Parliament Hon. Abdirisak Ahmed Said
30/03/2026
TACSI TIIRAANYO LEH: إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعُون
20/03/2026
Ciid Mubaarik Dhammaan Ummadda Islaamka, Guud ahaan Bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland, waxaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Firtiga.

10/03/2026
Waxaan maanta kulan wadatashi ah la qaadanay xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku metela Dowladda Puntland.
Kulanka ayaa ahaa mid aan isaga xog-waraysanaynay ugana wada-tashanaynay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha siyaasadda, dowlad-dhiska iyo isku dayga sharci darrada ah ee wax-ka-bedelka Dasuurka. Waxaana isla qaadanay in la sameeyo guddiyo farasamo oo soo ururiya talooyin wax ku ool ah oo xal loogu helayo arrimaha siyaasadda Soomaaliya, si loo mideeyo mowfiqyada mas’uuliyiinta hay’adaha dawladda heer federal iyo heer Puntland; go’aamo iyo istaarijiyado midaysana looga soo saaro arrimaha jira.
08/03/2026

07/03/2026
Waxaan caawa kulan afur ah iyo is-xogwaraysi ku saabsan xaaladda dalka la yeeshay xubnaha Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Kulanka oo igu weheliyay Guddoomiye kuxigeenka 2-aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Maxamed Maxamuud Ciise-Awoowe, ayaa ahaa mid lagu xoojinayo wada shaqaynta, wadatashiga iyo isfahamka u dhexeeya hay’adaha sharci-dejinta, si loo mideeyo mowqifyada la xiriira arrimaha muhiimka u ah ee Puntland iyo guud ahaan dalka waxaa ka soo qayb galay xubnaha Puntland ku metela Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo mudanayaasha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.