12/01/2024
MADAXWEYNAHA PUNTLAND H.E Said Abdullahi Deni
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xil.abdulkhaliq xeef, Political Party, Garowe.
12/01/2024
MADAXWEYNAHA PUNTLAND H.E Said Abdullahi Deni
12/01/2024
WAR-SAXAAFADEED
09/01/2024
08/01/2024
Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweyne Ku-xigeenka la doortay ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor. Waxaan Allaah uga rajaynayaa inuu u fududeeyo gudashada mas'uuliyadda loo igmaday. Markale, waxaan guud ahaan reer Puntland shacabka iyo maamulba ku boorrinayaa midnimo iyo in ay wadajir ugu guntadaan horumarka, dowlad-dhiska iyo xasilloonida Puntland.
08/01/2024
HAMBALYO HAMBALYO WAXAN HALKAN HAMBALYO UGA DIRAYA DR.H.E Said Abdullahi Deni GULL MADAXWEYNAHA 5 SANO OO SOSOCOTA HAMBALYO MADAXWEYNE
06/01/2024
Waxaan u hambalyeeynaya Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil iyo Marwadiisa Xamdi Axmed Saalax, oo maanta meherkoodu ka dhacay Laascaanood, Garaad adiga iyo qoyskaba Hambalyo iyo Duco ayaan Kula wadaagayna.
Hambalyo.
06/01/2024
ASALAMU CALAYKUM DHAMAN SHACABKA RER PUNTULAND MADAXYEYNE DR.H.E Said Abdullahi Deni
08/01/2024 I.N SO LABASHO WACAN MADAXWEYNE