16/05/2020
Puntland Good Governance and Anti Corruption Bureau
The Puntland Good Governance and Anti-Corruption Bureau is Government Organisation for promoting Go
The Puntland Good Governance and Anti-Corruption Bureau is Government Organisation for promoting Good Governance and fighting corruption in Puntland.
16/05/2020
waxaa la joogaa waqtigii maamul wanaaggu ku baahi lahaa Puntland oo dhan, musuqmaasuqana si wada jir ah loola dagaalami lahaa.
waxaan dhiirri galinaynaa in shaqaaluhu si joogta ah u helaan tababarro la xiriira shaqada ay qabanayaan iyo shaqo tusid.
waxaan dhiiri galinaynaa in shaqaalaha dowladda shaqadooda lagula xisaabtamo (Performace appraisal and performance management) firfircoonaanta hay'adaha dawladda waxaa asaas u ah shaqaale firfirfircoon oo aqoon u leh shaqada ay qabanayaan, ayna ka go'an tahay in ay si hufan u gutaan waajibaadkooda shaqo.
Si aan uga soo kabanno Burburka iyo dib u dhaca, waxaan u baahan nahay qorshe cad oo dad dhis, dal dhis, wada shaqan iyo iskaashi.ku salaysan.
Bisha June 2020 waxaan bilaabaynaa qiimayn iyo kormeeris baahsan, kaas oo qayb ka noqon doona war bixintayada guud ee sannadlaha ahayd.
waxaa la gaaray waqtigii xafiis walba lagu qiimayn lahaa laguna abaal marin lahaa wax qabadkiisa.
xafiis ahaan dhawaan waxaan dhamaystirnay Axdigii Adeegga Dadweynaha si dadweynuhu u helaan adeeg tayadiisu sarrayso isla markaasna lagu qanci karo.
sidoo kale waxaan dhamaystirnay habraacii Maaraynta Cabashooyinka, dadkuna u helaan tub loo maro cashada, loona maareeyo
.
04/03/2018
Dood Cilmiyeed ku saabsan Doorka Aqoonyahannada ee Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa
HAY’ADDA ASTAYNTA MAAMUL WANAAGGA IYO LA-DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA PUNTLAND OO AQOONYAHANNADA U QABATAY DOOD CILMIYEED MAAMUL WANAAGGA AH. Dood-cilmiyeed ku saabsan doorka Aqoonyahannada ee sare u qaaddidda maamul wanaagga iyo La-dagaallanka musuq maasuqa oo ay soo agaasintay hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq …
04/03/2018
Shir ku Saabsan Doorka Dadweynaha ee Sarreynta Sharciga.
HAY’ADDA ASTAYNTA MAAMUL-WANAAGGA IYO LA-DAGAALLANKA MUSUQ-MAASUQA OO QABATAY SHIR KU SAABSAN SARRAYNTA SHARCIGA IYO DOORKA DADWEYNAHA Shir ku saabsan kor u qaadista maamul wanaagga iyo la-dagaallanka Musuq maasuqa IYO sarraynta shirciga ee doorka dadweynaha oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaall…
04/03/2018
Shir ku Saabsan Doorka Nabadoonnada ee Maamul-wanaagga iyo La-dagaalanka Musuq-maasuqa.
SHIR KU SAABSAN DOORKA NABADOONNADA EE MAAMUL-WANAAGGA IYO LA-DAGAALLANKA MUSUQ-MAASUQA Shir ku saabsan doorka Nabadoonnada Puntland ee sare u qaaddidda Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq…
04/03/2018
SHIR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE MAAMUL WANAAGGA IYO LA-DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA
SHIR KU SAABSAN DOORKA HAWEENKA EE MAAMUL WANAAGGA IYO LA-DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA Shir ku saabsan doorka haweenka ee sare u qaaddidda Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa oo ay soo agaasintay hay’adda Astaynta Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq maasuqa dowladda…
04/03/2018
Hay'adda Asteynta Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa oo qabatey Shir k*k saabsan Doorka Dhallinyarada ee Maamul-wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq-maasuqa.
SHIR KU SAABSAN SARE U QAADIDDA DOORKA DHALINYARADA EE MAAUL-WANAAGGA LA-DAGAALLANKA MUSUQ MAASUQA OO GAROOWE LAGU QABTAY. Shirka kor uqaadida Maamul wanaagga iyo La-dagaallanka Musuq- maasuqa iyo doorka ay qaadankaran dhaliinyaradda kasoo baxday jaamacadaha puntland ayaa maanta lagu qabatay magaalada Garowe. shirkan a…
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Dr Jimcale Road
Garowe
