Gen. Aadan Cabdi Xaashi

Directions Website Contact the organization

Gen. Aadan Cabdi Xaashi Official page of Commander-in-Chief Puntland Defence Force , Brig. General Adan Abdi Hashi

twitter.com/.Aadan.Xaashi

FARXAD KU DAMAASHAADA CIIDAN IYO SHACAB.XUSKA 1-DA AUGUST, SANAD-GUURADA 28-AAD  EE AASAASKII DOWLADDA PUNTLAND.
01/08/2026

FARXAD KU DAMAASHAADA CIIDAN IYO SHACAB.

XUSKA 1-DA AUGUST, SANAD-GUURADA 28-AAD EE AASAASKII DOWLADDA PUNTLAND.

01/08/2026
27/05/2026

Ciid wanaagsan geesiyaasha ciidanka difaaca Puntland Meel walba oo aad joogtaan.

Waxaan halkaan hambalyo   iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda  Ciidul Adxaha u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed guu...
26/05/2026

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaha u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaanna shacabka Puntland meel kasta oo ay joogaan, si gaar ah Ciidamada difaaca Puntland xaasaskooda iyo caruurtooda, Nabad iyo caafimaad ku ciida.

CIIDA WANAAGSAN.Waxaan halkaan hambalyada ciida uga dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kan Puntland si ga...
29/03/2025

CIIDA WANAAGSAN.

Waxaan halkaan hambalyada ciida uga dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan kan Puntland si gaar ah ciidanka difaaca Puntland,caruurtooda iyo xaasaskooda, nabad iyo caafimaad ku ciida.

26/12/2024

Waxaan halkaan salaan iyo hambalyo uga dirayaa dhammaan ciidanka difaaca Puntland oo maanta dhoolatus ku sameeyey deegaanka Dharjaale ee gobolka Bari.

Aniga  oo ku hadlaya Afka Ciidanka Difaaca Puntland Puntland waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Allah ha u naxariistee Gen....
11/12/2024

Aniga oo ku hadlaya Afka Ciidanka Difaaca Puntland Puntland waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Allah ha u naxariistee Gen. Cawil Axmed Yuusuf (Cawil Dhiig-sokeeye),oo maanta ku geeriyooday magaalada Adis ababa.

โ€œWaxaan halkaan tacsi uga dirayaa dhammaan ehelada marxuum Cawil Shacabka iyo ciidanka difaaca Puntland iyo Soomaaliya oo uu cawil ugu soo shaqeeyey geesinimo iyo hal adaygโ€

Alle ha janeeyee Gen. Cawil wuxuu ka mid ahaa saraakiishii kasoo shaqaysay asaaska Ciidanka Difaaca Puntland iyo dib usoo celinta Dowladda Soomaaliya oo uu mar soo noqday taliyaha madaxtooyada Soomaaliya.

20/09/2024

Waxaan maanta deegaanka kala-bayr ka dhagax dhigay dhismaha taliska qaybta 7-aad ee Bari iyo Karkaar oo laga dhisi doono deegaanka KALA-BAYR ee gobalka Bari,saldhigaan wuxuu muhiimad gaar ah u leeyahay difaaca puntland iyo dib u dhiska taliska oo yeeshay saldhig rasmi ah oo ay waajibaadkooda shaqo ku gutaan. Guulaysta.

Waxaan maanta deegaanka kala-bayr ka dhagax dhigay dhismaha taliska qaybta 7-aad ee Bari iyo Karkaar oo laga dhisi doono...
20/09/2024

Waxaan maanta deegaanka kala-bayr ka dhagax dhigay dhismaha taliska qaybta 7-aad ee Bari iyo Karkaar oo laga dhisi doono deegaanka KALA-BAYR ee gobalka Bari,

saldhigaan wuxuu muhiimad gaar ah u leeyahay difaaca puntland iyo dib u dhiska taliska oo yeeshay saldhig rasmi ah oo ay waajibaadkooda shaqo ku gutaan.

Guulaysta.

02/07/2024

TACSI :- INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca Dawladda Puntland S/Guuto Gen. Aadan Cabdi Xaashi isagoo ku hadlaya Magacyada Sareeyaasha , Saraakiisha , Saraakiil xigeenada, Alifleyda iyo Dableyda ee Ciidamadda Qalabka sida iyo xaasaskooda

Wuxuu shacabka Soomaaliyeed iyo kuwa Puntland gaar ahaan ehelada iyo qoyska uu ka baxay uga tacsiyeynaya Geerida naxdinta lahayd ee ku timid G/sare Warsame Jaamac Samatar Haybe [ warsame Adoon] oo maanta ku geeriyooday Magaladda Garowe .

Marxuum-ku wuxuu ka mid ahaa saraakiishii sida wanaagsan ugu soo shaqaysay dawladda iyo shacabka reer Puntland

Ilaahay waxaan uga baryayaa inuu Janatul Fardows ka waraabiyo, eheladii iyo qoyskii uu ka tagayna samir iyo imaan ka siiyo

Aamiin , Aamiin, Aamiin .

= ๐——๐—›๐—”๐— ๐— ๐—”๐—”๐—— .

Xafiiska Waaxdda Warfaafinta
Taliska Guud - Ciidanka Difaaca DPL
Website : www.defence.pl.so
E-mail : [email protected] .

Address

CF9C +24
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gen. Aadan Cabdi Xaashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Gen. Aadan Cabdi Xaashi:

Shortcuts

Share