17/07/2016
Debate on “Civic Education and Engagement Activities in Puntland Region Related to the 2016 Elections in Somalia” election awareness and encourage the active engagement and participation of women, youth, and minority groups in communities living in Puntland state of Somalia.
Barnaamijka Dood-wadaag Jubbalandtv "Bosaso"
20/05/2016
http://aceedint.org/2016/05/20/ururka-aceed-oo-kulan-u-qabtay-haweenka-iyo-dhalinyarada-lagu-dhiirgelinayo-gudaha-bosasosawirro/
ACEED
Ururka Aceed oo kulan u qabtay Haweenka iyo dhalinyarada lagu dhiirgelinayo gudaha Bosaso(Sawirro) Posted on May 20, 2016RBC, Sawiro, Wararka DSC_0033Ururka Horamarinta Bulshada iyo Kobcinta Dhaqaalah ee (Aceed) ayaa Bulshada Boossaaso ku nool maantay u qabtay kulan ay isku waydaarsanayeen sida ugu…
14/05/2016
ACEED oo qabatay shirkii 3aad oo looga hadlayo doorka haweenka iyo dhalinyaradu ku yeelanayaan doorashada federal ka Somalia ee 2016. Hadii eebe Idmo.
https://m.youtube.com/watch?v=QLk_WJp1kyU
Fariin ku socota haweenka iyo dhalinyarada Somali-yeed #ACEED
https://m.youtube.com/watch?v=QLk_WJp1kyU
12/05/2016
Ururka ACEED ayaa kuqabtay Garowe shir looga hadlayey doorashada 2016 ka ee dawlada federalka.
Shirkaas ayaa waxaa kasoo qayb galay masuulo h**e iyo kuwa katirsan dawlada Puntland, ururada haweenka iyo dhalinyarada degaanka.
Qodobadii iyo suaalihii la isweydiiyey waxaa kamidahaa kuwaan.
Yaa masuul ka noqonaya oo kala xisaabtamaya dawlada in dumarku ka helaan baarlamaanka 30% ga dastuurku u ogolyahay?
Sidee haweenka iyo dhalinyaradu door uga qaadan karaan soo xulida xildhibaanada?
Sidee lug ugu yeelan karaan haweenka iyo dhalinyaradu gudiyada ka ilaalinaya in codka la musuqmaasuqo?
Ugu damayntii ayaa shirku ku soo gabagaboobey si wanaagsan iyo in wacyigelin lasameeyo dardarna lageliyo qorshayaasha isu diyaarinta doorashada.
23/04/2016
Waxaa iska kaashaday ururka ACEED SSG
http://www.puntlandtoday.com/hayada-aceed-oo-qabatay-shir-looga-hadlayo-doorka-dhalinyaradu-ku-leeyihiin-doorashada-dalka-daawo/
Hay’ada ACEED oo qabatay shir looga hadlayo doorka dhalinyaradu ku leeyihiin doorashada dalka...
Garowe-(P-today)-Kulankan loo wada xaajoonayay doorka dhalinta Somaliyeed ay ku leeyihiin siyaada iyo sidii ay uga qayb qadan lahaayeen dadka lasheegay in laga tirabadan yahay doorkooda ku aada loolan siyaasada dalka, ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada oo u badnaa dhalinyaro…
20/04/2016
Tababar lagaga hadlayey Waxbarashada Madaniga ah iyo Hawl-gelinta Hawlaha la Xiriira Doorashada Somalia ee 2016 iyo doorka ay haweenka, dhalinyaradda iyo dadka laga tiradda badan yahay ama minority groups lagaga hadlayey ayaa ka dhacay Hotel Damal ee Caasimada Garowe.
Tababarkaas waxaa ka soo qeyb galay Ururka Haween Puntland,Dhalinyaradda, Nabadoono, Xildhibaano iyo aqoonyahano iyagoo halkaasi ku lafa guray sharaxaadda qoondada dhalinyaradda, haweenka iyo dadka laga tirada badan yahay ee doorashadda 2016 heer Federaal iyo dhiiri-gelinta ka qeybgalka siyaasadeed ee dhalinyaradda.
Waxaa fulisay Hay’ada ACEED waxaana maal gelisay hay’ada USAID.
06/11/2015
Aceed stands for : Action for Community Empowerment and Enterpise Development.
06/11/2015
Our mission is twofold: to foster values-based leadership, encouraging individuals to reflect on the ideals, ideas that define a good society and to end poverty by pioneering social development strategies among Puntland community and beyond!