ACEED International: The Social Enterprise

ACEED International: The Social Enterprise

Share

ACEED provides a dynamic combination of business development and ownership ,community regeneration expertise and economic development.

ACEED is a professionally managed committed social enterprise company created in June, 2012 to tackle the high rate of unemployment and poverty in Puntland and is active in community em-powerment and business development. The primary focus of ACEED is on the problems of the poor in their struggle to obtain a life of justice and dignity. Small business development and empower-ment of the community

Barnaamijka Dood-wadaag Jubbalandtv "Bosaso" 17/07/2016

Debate on “Civic Education and Engagement Activities in Puntland Region Related to the 2016 Elections in Somalia” election awareness and encourage the active engagement and participation of women, youth, and minority groups in communities living in Puntland state of Somalia.

Barnaamijka Dood-wadaag Jubbalandtv "Bosaso"

Untitled album 13/05/2016
Photos from ACEED International: The Social Enterprise's post 12/05/2016

Ururka ACEED ayaa kuqabtay Garowe shir looga hadlayey doorashada 2016 ka ee dawlada federalka.

Shirkaas ayaa waxaa kasoo qayb galay masuulo h**e iyo kuwa katirsan dawlada Puntland, ururada haweenka iyo dhalinyarada degaanka.

Qodobadii iyo suaalihii la isweydiiyey waxaa kamidahaa kuwaan.

Yaa masuul ka noqonaya oo kala xisaabtamaya dawlada in dumarku ka helaan baarlamaanka 30% ga dastuurku u ogolyahay?

Sidee haweenka iyo dhalinyaradu door uga qaadan karaan soo xulida xildhibaanada?

Sidee lug ugu yeelan karaan haweenka iyo dhalinyaradu gudiyada ka ilaalinaya in codka la musuqmaasuqo?

Ugu damayntii ayaa shirku ku soo gabagaboobey si wanaagsan iyo in wacyigelin lasameeyo dardarna lageliyo qorshayaasha isu diyaarinta doorashada.

Hay’ada ACEED oo qabatay shir looga hadlayo doorka dhalinyaradu ku leeyihiin doorashada dalka... 23/04/2016

Waxaa iska kaashaday ururka ACEED SSG
http://www.puntlandtoday.com/hayada-aceed-oo-qabatay-shir-looga-hadlayo-doorka-dhalinyaradu-ku-leeyihiin-doorashada-dalka-daawo/

Hay’ada ACEED oo qabatay shir looga hadlayo doorka dhalinyaradu ku leeyihiin doorashada dalka... Garowe-(P-today)-Kulankan loo wada xaajoonayay doorka dhalinta Somaliyeed ay ku leeyihiin siyaada iyo sidii ay uga qayb qadan lahaayeen dadka lasheegay in laga tirabadan yahay doorkooda ku aada loolan siyaasada dalka, ayaa waxaa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada oo u badnaa dhalinyaro…

Photos from ACEED International: The Social Enterprise's post 20/04/2016



Tababar lagaga hadlayey Waxbarashada Madaniga ah iyo Hawl-gelinta Hawlaha la Xiriira Doorashada Somalia ee 2016 iyo doorka ay haweenka, dhalinyaradda iyo dadka laga tiradda badan yahay ama minority groups lagaga hadlayey ayaa ka dhacay Hotel Damal ee Caasimada Garowe.
Tababarkaas waxaa ka soo qeyb galay Ururka Haween Puntland,Dhalinyaradda, Nabadoono, Xildhibaano iyo aqoonyahano iyagoo halkaasi ku lafa guray sharaxaadda qoondada dhalinyaradda, haweenka iyo dadka laga tirada badan yahay ee doorashadda 2016 heer Federaal iyo dhiiri-gelinta ka qeybgalka siyaasadeed ee dhalinyaradda.

Waxaa fulisay Hay’ada ACEED waxaana maal gelisay hay’ada USAID.

06/11/2015

Aceed stands for : Action for Community Empowerment and Enterpise Development.

06/11/2015

Our mission is twofold: to foster values-based leadership, encouraging individuals to reflect on the ideals, ideas that define a good society and to end poverty by pioneering social development strategies among Puntland community and beyond!

Want your business to be the top-listed Government Service in Garowe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Garowe, Puntland
Garowe