Shaqo Qaran Gabiley

Shaqo Qaran Gabiley

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaqo Qaran Gabiley, Gebiley.

waa page heegan ugu jira sidii uu warbixinaha Barnaamijka shaqo qaran ugu soo gudbin lahaa bulshadiisa ku sugan Gobolka Gabiley


"Plaese Like Share and Comment"

31/03/2024
Photos from Shaqo Qaran Gabiley's post 01/09/2022

Xasuusin♻️
Maalin bay ahayd Shaqo Qaran Gobolka Gabiley

08/04/2022

WARGALIN….

Waxa la wargalinayaa Dhamaan Kaydka Ciidanka Qaran-ka ee Shaqo Qaran inay heegan u galaan siday uga soo qayb gali lahaayeen maalinka Isniinta oo taariikhdu tahay 11/04/2022 dib u hagaajinta Suuqii Dhawaan Masuibada Gubashadu ka dhacday ee WAAHEEN

02/04/2022

RAMADAN MUBARAK 🌙
~~~~~~~~~~~~~~~~~~
Waxaan halkan fadliga bisha barakaysan ee Ramadan ugu hambalyaynayaa guud ahaan uma muslimka ah gaar ahaana Bahwaynta Shaqo Qaran waxaanan leeyahay Alle ha inaga aqbalo kuwii ka faaidaysta acmaasha wanaagsan ee la inoogu fadli yeelay bishan barakaysan

Allaah Mahad Leh
~~~~~~~~~~~~~

29/03/2022

Wargelin Muhiim ah

Waxa lagu wargalinayaa wiilasha ku guulaystay tartankii imtixaanka Dufcadii 4-aad ee Shaqo Qaran inay sida ugu dhakhsaha badan ugu kusoo hoyashada Akademiyada Carbiska Shaqo Qaran JSL ee Dararweyne oo ay bixi doonaan maalinta bari oo ku beegan 30/3/2022 Saacada 7:00 AM

Waxa lagu adkaynayaa in ay wakhtiga dhawraan oo ay soo raacaan gaadiidka loogu tala galay oo ay soo hogaamin doonaan Gudoomiyaha gobolku. Qofkii ka dib dhaca wakhtigaas waxa loo qaadanayaa inuu iuu ka maarmay

Alle Mahad Leh

Admin Group.

Photos from Shaqo Qaran Gabiley's post 24/03/2022

Liiska hablaha galay imtixaanka shaqo qaran G.Gabiley

Photos from Shaqo Qaran Gabiley's post 24/03/2022

Liiska ardaydii gashay imtixaanka Shaqo Qaran wiilasha

Photos from Shaqo Qaran Gabiley's post 08/03/2022

Liistada u tartamayaasha Barnaamijka Shaqo Qaran ee Gobolka Gabiley

08/02/2022

Habka la isku Diwaangalinayo Barnaamijka Shaqo Qaran

07/02/2022

Agaasimaha Shaqo Qaran oo shaaciyay xiliga ay bilaabmayso diwaan galinta wajiga 4-aad ee dufcada Shaqo Qaran

Want your business to be the top-listed Government Service in Gebiley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Shaqo-Qaran Gobolka Gabiley

Welcome With Open Hand Shaqo-Qaran Gabiley Branch

Location

Telephone

Website

Address


Gebiley