10/03/2026
*๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก*
Naadiga Akhriska & Qoraalka Guriceel iyo Maktabadda Guud ee Guriceel waxay si wadajir ah idiinku soo bandhigayaan Tababar Muhiim ah oo ku saabsan "๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฌ๐ฅ๐๐๐ฆ๐ค๐ฎ ๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฅ๐จ ๐๐ก."
๐
Taariikhda: 11-ka March-2026
๐ Saacadda: 9:30 Habeenimo
๐ Goobta: Google Meeting
๐๏ธ Martida : Sheikh Abdirizak Ahmed Al Shamsaani
Ka qaybgalkaagu waa muhiim!
Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
+252 61 6760365 /+252 61 8607434
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Guriceel
05/01/2026
Xubno ka socday Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed, guddoomiyaha Madasha Gobsoor Qorayaal iyo masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho ku yimid Maktabadda Guud ee Guriceel ,halkaasi oo uu ku soo dhoweeyay guddoomiyaha Naadiga Akhriska & Qoraalka Guriceel mudane Cabdiqani Ciid .
Mas'uuliyiinta ka socday Midowga Qorayaasha Soomaaliyeed ayaa Maktabadda iyo Naadiga ku bogaadiyay Kuna dhiirigaliyay howsha baaxadda leh oo ay u haayaan Bulshadda reer Guriceel iyo sida ay ugu heelan yihiin Horumarinta akhris Qoraalka.
Sidoo kale xubnaha maanta booqday degmada Guriceel ayaa waxaa gudaha magaalada soo dhoweyn-sharafeed ugu sameeyay masuuliyiin iyo dhallinyarada aqoonyahanka ah ee degmada.
Naadiga akhriska-qoraalka iyo maktabadda degmada Guriceel ayaa ka mid ah bahda akhris-qoraalka degmooyimka dalka, ee doorka wanaagsan ka qaata howlaha horumarinta akhris-qoraalka bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan Galmudug.
Xafiiska Maktabadda Guud Ee Guriceel
_________________________
26/02/2025
Waxa aan berri soo Koobeynaa BUUGGA siyaasi CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME uu ka qoray waayihii sii oo uu ugu magac daray "ADKAYSI "
05/06/2024
Alle ha u naxariisto guddoomiye Ahmed Bakaal oo ka tirsanaa bahda maktabada guricel.
Ahmed waxa uu si free ah ugu uga shaqayn jiray matabada guricel .
19/02/2024
Akhri, si aad waxsoosaar u yeelato. Dheefta maskaxdu quudato waa akhriska.
19/02/2024
Akhrisku waa dhib billawga h**e balse waa midka beddeli doono gabi ahaan noloshaada caqliyan, dhaqaale iyo dhaqanba. Joogtay akhriska haba yaraadee!
19/07/2023
ุฃุจู ุงูุนุชุงููุฉ ุงุฎุชุตุฑ ุงูุฏููุง ูู ูฆ ุฃุจูุงุช ุดุนุฑูุฉุ ุฌู
ููุฉ ุฌุฏุงู ุ ูุชุฃู
ูููุง :
- ูุฃุชู ุฅูู ุงูุฏููุง ููุญู ุณูุงุณูุฉ
ุทููู ุงูู
ูููู ูุทูู ุงูุญุงุดูุฉ
- ููุบุงุฏุฑ ุงูุฏููุง ููุญู ูู
ุง ุชุฑู
ู
ุชุดุงุจููู ุนูู ูุจูุฑ ุญุงููุฉ
- ุฃุนู
ุงููุง ุชูุนูู ูุชูุฎูุถ ุดุฃููุง
ูุญุณุงุจููุง ุจุงูุญู ููู
ุงูุบุงุดูุฉ
- ุญูุฑุ ูุฃููุงุฑุ ูุตูุฑ ุนุงููุฉ
ูุฌููู
ู ุชูุตููุ ููุงุฑู ุญุงู
ูุฉ
- ูุงุฎุชุฑ ูููุณู ู
ุง ุชูุญุจ ูุชุจุชุบู
ู
ุง ุฏุงู
ููู
ูู ูุงูููุงูู ุจุงููุฉ
- ูุบุฏุงู ู
ุตูุฑู ูุง ุชุฑุงุฌุน ุจุนุฏู
ุฅู
ุง ุฌูุงู ุงูุฎูุฏ ูุฅู
ุง ุงููุงููุฉ
( ูุณุฃู ุงููู ููุง ูููู
ุญุณู ุงูุฎุงุชู
ุฉ )
15/03/2023
Kulan uu soo agaasimay, Agaasimaha guud ee maktabadda degmada Guriceel ustaad Cabdullaahi Gureey ayaa galabtay lagu soo dhaweeyay qoraa Mustaf Warsame oo degmada howlo shaqo u yimid.
Masโuulyiin ay ka midyihiin guddoomiyaha jaamacadda Savannah Dr Daahir Xersi Muxamed, Agaasimaha qorshaynta degmada ustaad Xasan mahdi, Agaasimaha fanka iyo suugaanta degmada abwaan Cabdullaahi Sheekh Xalaf iyo macallimiin kale ayaa kulanka ka qaybgalay.
Agaasimaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dhiirrigaliyo qoraayaasha degmada soo booqda.
Mahadsanidiin.
02/12/2022
Waxaa galabta inoo qabsoomay kulan aqoon is waydaarsi ah oo ay kasoo qayb galeen qaar ka mida mucallimiinta iyo ardeyda deegaanka.
02/10/2022
Waxaa galabta Maktabadda noogu yimid mid ka mida aqoon-yahannada degmada ahna Garyaqanka guud ee degmada Abuukate Maxamed Cawil.
Adigu wali ma u taktay maktabadda si aad caqligaaga iyo cilmigaaga u kordhiso?
25/08/2022
Waxaa galabta maktabadda ka qabsoomay kulan buug soo koobid ah oo ay kasoo qayb galeen:- Gudoomiyaha degmada, qaar mida culumada deegaanka, aqoon-yahano, qayb ka mida macallimiinta deegaanka, iyo dhallin-yaro waxbaratay.
15/08/2022
Waa qayb ka mida ardada iskuulka Guriceel primary and secondary school oo maktabadda soo booqday.