shaqaa socota dhawaan fisha
Naadir Online Market
waxaan Dhanka koonfureed ka xignaa khayriyada ama Cadaani Cafateria ee magaalada hargaysa
29/03/2026
23/03/2024
Dr cabdicasiis khadar Aadan
Waa dictoorkii isagoo qaliin kujira oo qalayo hooyo umulaysa laydhku ka tagay Baligubadle isla markaana isagoo isticmalaya toosh kala badbaadiyey mamadii ilmaheediba.
Haduu ka dhalanlahaa umadaha qiimiya dadkooda waxay noqon lahayd mucjusadii aduunka iyo halyeey qaran balse wuxu ka dhashay bulsho waalan oo bilaa qiimayn ah oo ay u muuqato uun laydhka farsamo xumo iyo dib u dhac gobol laga hagraday dhankasta ay sababtay inuu laydh la,aani jirto.
Hospital dawladeed oo gobol ku yaala oo laydh private ahi ku xidhan yahay oo ay ahayd in wasarada iyo dawladu gacanta ku hayso laydhka iyo dayactirka matoorada laydhkaba oo meesha ku jirto
Hada Aniga waxa ii muuqda halyeey u qalma in aan la qarin xirfadiisa naf hurnimo iyo dadaalka geesimo ee uu sameeyey Dr Abdicasiis khadar Aadan.
Umadaada qiimo si aad qiimo u yeelatid anigu ninkan yar ee Drka ah waxan siiyey bilad geesiga bahda caafimaadka ee somaliland.
W/Q:- Mohamed Ex-Ilkacase
28/11/2023
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargaysa Waddada Wadnaha
Hargeisa
252
