Ganacsade Aadan Axmed Diiriye (Aadan Baradho) oo bogaadiyey waxqabadka Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL.
Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag
urur Siyaasadeedka Talo wadaag
Jeelka Liin lanaguma Siin ee Suqaar baa Nala Siiyey...." Goosha Isaac
Urur Siyaasadaka Talo.wadaagcududa jamaahiirtiisa ku soo bandhigay magaalada Berbera. Guddida Diiwaangelinta Ururada Siyaaasada ayaa 3000 oo qof u diiwaangelinta gelisay
Magalad berber caawa waxay shidan tahay urur siyaasadeedka Talowadaag
24/10/2022
Guddida diiwan gelinta ururada siyaasada ayaa kormeeray xafiisyada ururada siyaasada ee gobalka saaxil Xalka Waxa Ku Soo Dhaweeyay.
Gudoomiyaha Urur Siyaasadka Talowadaag
Hawl wadeenadda iyo Taageerayaasha Ururka Talowadaag Waxa ay Muujiyeen Cududdooda sidoo kale waxaa si Meeqaam-sare ah u diyaariyeen goobtii dadku iskugu Yimid.
24/10/2022
Waxaan Mahad iyo Bogaadin Halkan uga diraya Taageerayaasha Ururka Talowadaag ee Gobolka Awdal Guul Iyo Gobonimo, Waxaa si Guul ah ku soo Dhamaatay Madax Taabashadii 1,000 ka qof ee looga Baahnaa Gobolka Awdal ee ururka Talowadaag
Hawl wadeenadda iyo Taageerayaasha Ururka Talowadaag Waxa ay Muujiyeen Cududdooda sidoo kale waxaa si Meeqaam-sare ah u diyaariyeen goobtii dadku iskugu Yimid.
Hambalyo Reer Boorama.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Hargeisa
