madaxweynihii iyo warkiisii
halkuu ku danbeeyey
yu la kulmayaa barina
Mubaarak cabdi awdaahir
mubaarak cabdi awdaahir
24/08/2021
dunidan isbedeshayee
dadkeedii waashee
daluun dheerka tuuray murtidii....
dantoodii halawdee..
durbaan hebel tumay...
daba dhaqaaqeee....
doorkay lahaayeen
dareemi waayeen maxaa
doorshay duulkan ....
....
duulaan qof aan ahayn bay
daba dhaqaaqeenooy
dibin daabyo geliyeenoo....
darajadii ka qaadeenoo
daal aanu mudan iyo
dul saareen duruuf adag...
danbigaad fasheen
daa,inbaa arkoo
dadka idin ka qaban.......................
24/07/2021
ninba ceesaantii
ceel gaysay shinbirina
codkeed ciday nin
calaacalayna
ceeb muday ninka
curiyey sheekada ku
canaad muu lahayne
caan noqo buu lahaa hadii se la is
caydhsaday
canaan maaha sheekaduye
cadaadis ka iyo
cadhada soo dhamee
caraabi guushana.................
dadnimo ninkii lehoow haka
danaysan dalkaagee
dadaal u muuji......
dadnimo ninkii lehoow
dulsaar ha u noqon ninaan kuu
damqanayne ha
dayicin dalkaagee
dib u soo noqo
danbi maad galin hadii lagu
duufsadee
ducaa kugu waajibtee
hada yicin dalkaaaga
hadaf ninkii loow
Hamigaagu yuu noqon
hagardaamiyo ceeb
horumarka nin dhaafsada........
wax hagaaji mooyee
hawshaadu yay noqon
hal.bacaad lagu lisay
u hibee aqoontaada.
hadal fiicanoo wacan....
30/06/2021
xasuuqa yaala
xamar aniga
xiiso uma hayoo
xorbaan ka ahay
xaasid kii gumaystee maatida
xukun la.aan tiirka ugu
xidhay inuu qoorta u
xiiro daa.inbaa
xaqsooroo inaan
xoog isbidoo nabad soo
xoraysto u dhigo laabta
xabadii dhacaysiyo
xugugufta kaaraha ka
xafido dadkaygaan
xanuubadan u maroo
xiiso uma qaboo xorbaan kahay
xumaankii u qaatiyo banaan kii ka
xiiqayoow somaliland
xasishoo maantaba .waa
xor dawladuhu xusheeyaan........
21/04/2021
somaliya waa dal ku yaal geeska africa......
somaliya waxay jaaryihiin dalalka kala ah .......
jamhuuriyada somaliland::::::::
kiiniya::::::::::
itobiya::::::::::::::::
hadana dalalkaa la jaarka ah way ka nasiib xuntahay.......
somaliya waa dal caydh ah::::::
somaliya waa dal musuq maasuqu hadheeyey....
somaliya dadka ku nool waa dad nolosha ka dhacsan oo masaakiin ah
waxa kale oo ku nool dadkale oo jaahiliin ah oo hadana madax ka ah
waxay ku maamulaan awood la aan
mana badali karaaan
waayo bulshada ku nool ayaaba aan fikirin
somaliya waxaa daashaday qaraxyo qaxooti
waxaa ka danaysta dawlaha reer galbeedka
ma haystan nabad galyo habayaraatee.......
ma haystaan daryeel caafimaad.
ma haystaan daryeelka waxbarashada....
ma haystaan daryeel nadaafadeed
ma haystaan daryeel cunto iyo biyaba
waxaa jaar la ah gaajada diifta leh
jahli
waxay daryeel caafimad ka helaan dalka jaarkeeda ee Somaliland
18/04/2021
Hablahayow, halkii qoomanayd baad i qabateene
Qalbigaan bugsiinaayey baad qac iga siisaane
Bal qiyaasa waa taan qandhaday qamarey awgiine
Qarqarada jidhkaygiyo gacmuhu wayqadh-qarayane
Qalbiguu wax iga yeelayaa naaska qaawaniye
Qosolka yaryari waa waxaad nagu qaldaysaane
Inaan Eebbahay idin qatalin qariya laabtiina!
madaxnimadu waa shay allah bixiyo
maaha wax xoog lagu helo
maaha wax nin orad lagu helo
lakin
ogow waa u dhalasho
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Website
Address
Hargeisa
