Kalmeeye foundation

Kalmeeye foundation

Share

waa madal loogu cawin doono hooyooyinka ku barakacay suqa waheen

09/08/2022

Waxanu ku wareejiney guddida gargarka suuqa waheen lacag dhan $ 15,529 shan iyo toban kun shan boqol iyo sagaal iyo labatan doller oo ay soo direen
Hablaha Somaliland ew Ku Noo gobolka Al Mandiqa Alsharqiya ee Sucuudiga

Lacagta oo lagu soo hagaajiyay ururka kaalmeeye fundation ururkasina waxa uu ku wareejiyay lacagtii Guddida Gargaarka Suuqa Waaheen. Ee dhismaha suuqa waheen gacanta ku haysa

Waxanu u ducaynaynaa hablaha sucuudiga dagan ee is xulqaamay ee lacagta soo ururiyay ee lacagta na soo gaadhsiyay waxanu leenahy ilahay miisanka xasanadka ha idiin saaro halka aad ka so sarteena alle SWT wax ka khayr badan ha idinku badallo
Alle cimriga xooga iyo maalka iyo ubadkaba ha idinku barakeeyo abaalkiinana alle SWT jannotulfardowsa ha ka dhigu sida aad nooga farxiseen alle ha idinka farxiyo

03/06/2022

Maanta oo ay tariikhdu tahay 3june malin jimce ah waxa kalmeeye foundation gadhsiyay hooyo xaliimo cadad lacag ah $530 oo ay la baxeen dad muxsiniina

Qofkasta oo ka qayb qatay waxaanu leenaha jazakalah khayr

01/05/2022

Dadka waa la isku eegayaa waxa uu aabo cabdi maxamuud cumar inaga codsanayaa in aynu soo cawino xaaskiisa oo xanuun xaga dhimirka ah qabta ayuu la talacalaa sidoo kale waxa uu kalinta aabo iyo hooyaba ugu jiraa caruurtiisa

Wixii faahfahina kala xidhiidh 0636608730

01/05/2022

Waa madal lagu caawin doono dadka tabalaysan

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Hargeisa