Degmada 31- ka May

Degmada 31- ka May

Share

Waa kobta rasmiga ah ee laga heli karo xogta degmada 31 - ka may.

11/05/2022

𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲
𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐱𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 ayaa 𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲 ugu baaqay inay si ballaadhan uga qayb qaataan 𝐗𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 ee 𝟏𝟖-ka 𝐌𝐚𝐲.

18/03/2022

𝐃𝐚𝐝 baa jira 𝐇𝐚𝐧𝐭𝐢 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧 laga 𝐃𝐮𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 oo hadana 𝐑𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 Kuna Faraxsan Shaqadda Ay Degmaddu u Hayso Iyo Guud Ahaanba Dowladda Hoose Hargeisa.

𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 xaafada Pepsiga Ee 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲.

18/03/2022

Bulshada Kala Duwan Ee Ku Dhaqan Degmadda 31 Ka May Ayaa Soo Dhaweeyey Wax Qabadka Degmadda Iyo Guud Ahaan Maamulka Ee Ugu Horeeya Duqa Caasimada Hargeiza Mudane Cabdikarim Axmed Mooge Dowladda Hooseba 𝐖𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚𝐲𝐨𝐨 maanu arag 𝐌𝐚𝐚𝐲𝐚𝐫 soo mara 𝐗𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐨𝐨𝐫𝐚𝐦𝐚.

𝐇𝐚𝐰𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 xaafadda 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐲.

18/03/2022

𝐌𝐚𝐚𝐲𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐫𝐢𝐢𝐧 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐨𝐨𝐠𝐞 iyo 𝐌𝐚𝐚𝐲𝐚𝐫 ku xigeen 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐚𝐫 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐍𝐮𝐮𝐫 iyo 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐱𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 ayaa 𝐎𝐥𝐨𝐥𝐞 𝐖𝐚𝐝𝐝𝐨 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐲𝐧 ah oo ka fuliyay 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲.

𝐎𝐥𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚𝐬𝐢 oo lagu 𝐁𝐚𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐞𝐲 𝐖𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐖𝐞𝐲𝐧 ee 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐦𝐚𝐡𝐞𝐞𝐝𝐮 socdo ee 𝐁𝐞𝐛𝐬𝐢𝐠𝐚 ilaa 𝐈𝐧𝐚 𝐍𝐚𝐱𝐚𝐫 ayaa lagu banaynayey 𝐖𝐚𝐝𝐝𝐨, 𝐃𝐚𝐲𝐫𝐚𝐫 iyo 𝐉𝐢𝐢𝐧𝐠𝐚𝐝𝐨 waddada soo galey.

𝐑𝐮𝐛𝐭𝐢𝐢 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 halkaasi ku dhaqan ayaa soo dhaweeyay 𝐎𝐥𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚𝐬𝐢 wado banaynta.

𝐖𝐚𝐝𝐝𝐨 banayntu waa 𝐁𝐢𝐥𝐢𝐜𝐝𝐚 𝐐𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 iyo 𝐖𝐚𝐝𝐝𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐌𝐮𝐰𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 ka 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐐𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 iyo 𝐃𝐢𝐛 u 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐤𝐚.

18/03/2022

𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐱𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦 ayaa uga digay 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 ku 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐧 iyo 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐚𝐭𝐚𝐝𝐚 waddada hareereheeda ku Ganacsada 𝐖𝐚𝐝𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐬𝐢 in aaney waddadaas la baneeyey dib ugu soo noqon kana 𝐐𝐚𝐲𝐛 𝐐𝐚𝐚𝐭𝐚𝐚𝐧 dib u 𝐃𝐡𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚.

𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐧.

Photos from Degmada 31- ka May's post 03/03/2022

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐥𝐚𝐡𝐚 ah ee 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐆𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚.

Waxa saaka oo taariikhdu tahay 𝟎𝟑-𝟎𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟐 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲 ka qabsoomay 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐓𝐨𝐝𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝𝐥𝐚𝐡𝐚 ahaa ee lagu kala qaadanayey 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲, Shirka waxa ka soo qayb galay 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐱𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐦, 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐠𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐊𝐮 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚, 𝐓𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞 ku 𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐥𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐢𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐚𝐫𝐤𝐞, Shirkaasoo qabsooma isbuuc kasta oo 𝐊𝐡𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬 u dabayso.

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐚𝐬𝐢 oo lagaga wada hadlo sidii 𝐀𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 kor loogu qaadi lahaa loogana hor tagi lahaa waxkasta oo 𝐀𝐦𝐧𝐢 𝐃𝐚𝐫𝐨 keeni kara.

Photos from Degmada 31- ka May's post 27/02/2022

Waxa maanta oo tariikhdu tahay 𝟐𝟕-𝟎𝟐-𝟐𝟎𝟐𝟐 hawlgalo waddo furis ah laga sameeyey qaybo ka mid ah 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲.

Ingineeradda iyo Shaqalaha Degmadda 31-ka May oo uu hogaaminayo 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝟑𝟏-ka 𝐌𝐚𝐲 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐱𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 ayaa maanta hawlgalo waddo furis ah ka sameeyay xaafado ka mid ah Degmadda 31-ka May "𝐗𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐈𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 iyo 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐃𝐮𝐜𝐚𝐚𝐥𝐞", Wadooyinka la furay oo ahaa saddex waddo oo waaweyn oo runtii aan baabuurtu isku dhaafi karin.

Hawlgaladaa maanta laga sameeyay xaafadaha 31-ka May waxa soo 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐛𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 ku dhaqan xaafadahaasi oo baahi weyn u qabay in la furo 𝐰𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚𝐚𝐬𝐢.

Photos from Degmada 31- ka May's post 25/02/2022

Sawiro

"Caasimaddu ilaa inta ay nadiif ka noqonayso ka joojin mayno 𝐡𝐚𝐰𝐥𝐠𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 nadaafada ee 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐡"

𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝟑𝟏 𝐌𝐚𝐲
𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐱𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧.

24/02/2022

"Waanu sii wadi doonaa hawl galka ololaha nadaafada ilaa aanu ka gaadheyno Hargeysa oo nadiif".
𝐌𝐚𝐚𝐲𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐤𝐚𝐫𝐢𝐢𝐧 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐌𝐨𝐨𝐠𝐞.

24/02/2022

"𝐃𝐨𝐨𝐱𝐮 ilaa intuu nadiif noqonayo ka joojin mayno 𝐡𝐚𝐰𝐥𝐠𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 nadaafada ee 𝐛𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐡"
𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝟑𝟏 𝐌𝐚𝐲
𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐱𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧 𝐍𝐮𝐮𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧.

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa