Somaliland National Electoral Commision

Somaliland  National  Electoral  Commision

Share

Waxanu Utaaganahay In Doorasho Xor Iyo Xalal Ah Dalka Ay Kaqabsoonto

07/03/2026

Musiibo xanuun badan😭: Dhamaan xoolohi qoyskan abaarta aye kaga dhinteen. 85 neef oo adhi ah iyo 7 lo ah. Maanta caydh ayey noqdeen. Xitaa wax ay cunaan ma haystaan. Somaliyey walalyal aynu ugurmano fadlan walaalahen.

Aabo Cabdi Nuur Xasan oohin ayu maciinsadey markey xoolihi ka dhamaden. Qofwaliba intuu awoodo haku caawiyo walalyaal aduunku waa maalmo koobane.

Kala xiriir Aabo Cabdi Nuur Xasan +252633024478

EVC: *712*0633024478*Lacagta #
Golis: *883*0633024478*Lacagta #

20/03/2025
28/02/2025

HAMBALYO Mashalah Ramadaaan Karìiiiiiiimmmmmm

Photos from Somaliland  National  Electoral  Commision's post 09/02/2025

Caweer motors sale and rent Waa Hooy Gaadiid lagu Hubo

An H**e loo isticmaalin Wuxu ku yaala dhinaca bari Ee Wasaarada Arimaha dibada wadada soo mar Boorkiisa ishu milicsan doonta Caweer motors rent and sale

02/02/2025

Garoowe in la inaga maslaxo ayay ahayd Wasiir yurub Abiib.

28/01/2025

Ceeleeye Badhasaabkii Xilka wareejiyay Ee G.Hawd wuxu ahaa mid Ka mida masuuliyiintii ugu shaqada wanaagsanaa Ee Soomara Gobolka Hawd.

28/01/2025

Axmed cabdi maareeyihii ugu shaqada wnaagsanaa Ee Haamaha shidaalka qaranka soomara

28/01/2025

Gudoomiye ceeleeye mid ka mida masuuliyiintii ugu shaqada wabaagsana

28/01/2025

Maareeyihii Haamaha Shidaalka qaranka waa mid ka mida Masuuliyiintii ugu shaqada wanaagsanaa Xukumadii talada wareejisay

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa Busniss Center
Hargeisa