Dhalinyarta Adeega bulshada
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dhalinyarta Adeega bulshada, Social service, Hargesia, Hargeisa.
(والله في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه)
#A group of girls working on social issues, especially children, women, the poor, the environment, health and social education, with a focus on uneducation children.
29/01/2025
Ururka Dhallinyarda ee DHAB ayaa shalay tababar uga qabsoomay Magalada Hargeysa kaas oo daarna Dab ka iyo Bad-baada Caruurta ,kaas oo ay ka wacyigalin doona bulshada qaybeheeda kala duwan iyagoo diirada saaray Caruurta iyo Walidiinta .
Tababrkan ayaa Waxa Bixinayay qoraaga Buuga Badbaada Caruurta ee Dabka Abdi-Najax
Dhalinyarta Adeega bulshada
Xasuus H**e
"DHAB Waxa uu Dheeli tiraa
Dhinac kasta oo Bulshada"
21/01/2025
Waxa Maanta Kulan is xog Waraysi ah la yeelaney Agaasimaha Arimah bulshada ee DHH, kulan kan oo daaran Dardar galinta wadashaqayntii DHH iyo kooxda ,iyo qorshayaasha Sanadkan Cusub kulanka ayaa waxa uu ku so dhamaaday natiijo Wanaagsan iyo Wada Shaqayen.
27/12/2024
Waxa aan ku farxsanahay Mar labaad in Maanta Sanadii 2aad noo so idlaatay ,malmo kadib aanu gali doono bilowga Sanadii 3aad ee aanu Wada jir nahay .
kulankaygan oo is baraarujin, Tababar iyo wada tashi ahaa ayaa si khayrle ku so dhamaaday.
Sanad Guuro Wacan Daadal , afurinimo iyo in aanu bulshada si hagar laan ugu adeegno ayaa inoo balana.
27/12/2024
Waxa Maanta Hall ka Hiraal Youth Center uga qabsoomay Ururka Dhallinyarda DHAB aqoon is waydaarsi iyo tabaabar logu talagaley xubanah Ururka oo la Xiidhiidha Organizations Development and Proposal writings .
Waxa bixinaysa Hoodo Ahmed Abadilaahi oo aha , ( Public relations of Gollis university // Co- Founder of SSWE and the founder SWEAN). Mahadsanid Hodo.
27/12/2024
Ururka Dhallinyarda DHAB waxa uu maanta ku qabsanaya magalada Hargeysa aqoon is waydaarsi iyo tabaabar logu talagaley xubanah Ururka oo la Xiidhiidha Organizations Development and Proposal writings .
Waxa bixinaysa Hoodo Ahmed Abadilaahi oo aha , ( Public relations of Gollis university // Co- Founder of SSWE and the founder SWEAN)
26/12/2024
Bismillaah.
Ugu horayen Alle ayaa Mahad oo dhan iska le oo na so gaadhsiiyay sanadii 2aad oo aan wada jir nahay , Waxa noo faraxad ah in malinta bari aha 27 bisha ay noo buuxsami doonto mudada 2 sano ,Marlabaad waxa Mahad iskale Dhallinyarda DHAB oo u tafaxaytay sidii ay bulshadooda garab u siin lahayeen , Waxaan leeyahay dhamaantood Hanbalyo Sanado kaloo badan oo dadal iyo guulo wata ayaa inoo balana.
Marlabaad waxa aan u Mahadcelinaynaa shaqsi kasto oo garab nasiiyay mar uun.
: Waxa xafalad aha kooxdu ma qabsan doona sabab la xidhiidha xalada dalku ku jiro awgeed .
Mahadsanidiin.
10/12/2024
Happy international human right day 10 December.
05/12/2024
Happy International Volunteer day
"Volunteerism is at the core of humanity"
20/11/2024
Ururka Dhalinyarda DHAB waxa uu Hambaly iyo bogaadin u dirayaa Madaxwaynah 6aad ee Somaalilnd hambalyo Madaxwayne Dr: Cabdiraxmaan Ciro Allha Xilka ha kugu asturo.
20/11/2024
EEBBE naxaristii Janna haka waraabiyo Madxawaynihii 4aad Somaliland Naxriis wasica alle ha siiyo.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hargesia
Hargeisa
2200
