Urur Siyaasadeedka Barwaaqo

Urur Siyaasadeedka Barwaaqo

Share

Barwaaqo Political Organization in Somaliland

13/11/2024

G/Kuxigeenka Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Kusugan Magaalada Burco Ayaa Gebagabadii Xidhitaanka Goobaha Codbixinta Ee Gobolka Togdheer Ay Saxaafada Gobolku Waydiisay Dareenkiisa Ku Aadan Habsami Usocodkii Doorashada Ee Gobolka & Guud Ahaan Dalka.

11/11/2024

Warbixin: Urur-siyaasadeedka Barwaaqo Muxuu ku kasbaday Bulshada Taageerayaasha ah ee kusoo qul-qulaya.

11/11/2024

" Waxaanu u taaganahay inaanu badalno todobaatan jirrada Siyaasada ku fashilmay..." Xoghayaha Arimaha gudaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo

10/11/2024

"Danta reer awdal k**a hadli karo ninkii ugaaskooda rasaaseeyey ee xildhibaanada xasaanada lahaa qafaashay" Dr gaboose.

10/11/2024

"Shacabka Awdal Muuse u doori maayo xisbiga ay dooranayaan, waxaan lee yahay xisbiga reer Awdal waa kaa uu taageeray Madaxweyne ku xigeenku ee Urur Siyaasadeedka Barwaaqo" Cabdiraxmaan Cirro

Photos from Urur Siyaasadeedka Barwaaqo's post 10/11/2024

Sawirada: Furitaanka Xafiiska Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Ee Degmada Raydab Khaatumo

10/11/2024
Photos from Urur Siyaasadeedka Barwaaqo's post 09/11/2024

Gudoomiye ku xigeenka urur siyasadeedka Barwaaqo Maxamed Xuseen Caydiid kulan la qaatey masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ee Gobolka Togdheer iyo heer qaran kulankaas oo daaranaa sidii loo dar dar galinlahaa howlaha ururka ee Gobolka iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa doorashada.

Photos from Urur Siyaasadeedka Barwaaqo's post 09/11/2024

Gudoomiyaha Urur-Siyaasadeedka Barwaaqo Xildhibaan Cali Xuseen ayaa magacaabay masuuliyiin cusub.

Photos from Urur Siyaasadeedka Barwaaqo's post 09/11/2024

Sawiro: Dhalinyarada ku hawl Wacyigalinta Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ee Xaafadaha Caqiibo iyo Plaza ee Burco, oo uu weheliyo gudoomiyaha Kaambaynka Jimcaale Haybe .

09/11/2024

"Guri ayaanu udhisaynaa Ciyaartoyga.." Urur-siyaasadeedka Barwaaqo ayaa Agab Ciyaareed Guddonsiiyeey Kooxaha Axmwd dhagax iyo 31-ka May ee Hargeysa

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Hargeisa
252