22/10/2022
Abaal polytechnic college
Waa college ku xeel dheer dhigida waxbarashada xirfadaa.
Sidaa owgeed waxa bilaabmaya sanad dugsiyeed kii cusba ee 2022/2023. Kasoo qadan donaa arday cusub.
College ku waxa uu bixinayaa Diploma Horticulture Science.
Ood ku baran doontan cilmiga beeraha. Qofka dhamysta waxa uu noqodonaa qof si dhamays tiran u mamuli donaa beeraha.
Fadlan nagala soo xidhiidh
Tell: +252 634448861 (telesom)
Tell: +252 654448861(somtel)
Ama +252 637333666 (telesom)
WhatsApp: 0634448861
Email: [email protected]
Adress: Hargiesa, Jigjiga yar Safari Hotel Area
21/09/2022
Ka Jawaab Suaashan? Ma A , B ,C mise D soo qor mida ay sax ku tahay.
14/09/2022
Waa qalab Biyaha sifaynaya ama nadiifinaya sida gacanta, iyo qaar ah oo guryaha lagu xidhayo gaar ahaan qasabada gurigu halka ay guriga kasoo gasho lagaga rikabayo.
Qiima Macquula hadaba h**e u gaadh 0637378954.
08/07/2022
Gebiley Asal Xildhibaan kamida xildhibaanada Golaha Guurtida ugu jira Gobolka Gebilay.
Xildhibaan oo aanu caawa Goob kawada Bunaynay.
Waxaanu idin leenahay Ciid Mubaarak Dhamaan umatul Muslimiinta..
03/07/2022
Sidan ayey aheyd Turkiya sanadkii 2000,
Shacabka turkigu subaxa h**e ayey soo kalihi jireen iyagoo safaf dhaa-dheer ugeliya si ay u helaan rooti, daawo iyo gaas.
Biyuhu aad ayey ciriiri u ahaayeen oo magaalooyinka waaweyn ee Istanbul iyo Ankara saddexdii biloodba mar ayey biyo heli jireen.
Qashinka ayaa waddooyinka daad-sanaa, xeebahana wasakh ayaa meel walba buux dhaafisay.
23 Bilyan oo dollar ayaa deyn ahaan loogu yeeshay turkiga.
Xisbigga cadaaladda iyo horumarka ee uu hogaaminayey Rajab dayib ordugan markuu dalka qabsaday ayey wax-walba is badaleen, noloshii ayaa dib u soo laabatay , ganacsigii ayaa kor u soo kacay,
Turkiguna wuxuu qaaday dhabbo horumarineed, Deyntii turkiga lagu lahaa ayey ku guuleysteen inay gudaan, sanadkii 2015 turkiga wax deyn ah laguma lahayn.
Dakhliga waddanku wuxuu ahaa 230Bilyan oo dollar wixii ka h**eeyey ordugan, haddana wuxuu marayaa 800Bilyan oo dollar.
Turkigu wuxuu horumarkaas ku gaaray wax 20 sano kayar.
W/Q: Mustaf Awil Hassan
01/07/2022
Noloshu malaha qiimo haddi aanay jirin shay aad u halgamayso una dadaalayso in aad hesho, sidoo kale nolosha aan hiigsi lahayn waa sida dooni bada dhex taala oon kabtankii
ka xaynayay saarnayn.
Hana iloobin, Mar kasta oo waayaha Noloshu adkaado, waxa aad ogsoonaataa in ay Rajadu soo dhowdahay.
Ha rajo dhigin, hana Quusan, waxa kaa h**eeya dhul qurxoon oo cagaaran, laakin ha soo iloobin furaha dhulkaa waana RAJADA.
ليس للحياة قيمة إلا إذا وجدنا فيها شيئا نناضل من أجله.
Jumce Wanaagsan.
30/06/2022
Adigu maxaad kula talin lahayd Gabadhaa?
Waxaan ahay 27 jir, waalidkay waxay geeriyoodeen anigaoo 13 jir ah, Iskuulka waan ka hadhay sababtoo ah ma jirin qof qarashka Iskuulka iga bixinayey.......
Waxaan isbarannay wiil markii aan jiray 17 sano wuxuuna dib iigu celiyey Iskuulka Khudaar ayuu ku iibin jiray waddooyinka si uu iiga bixiyo lacagta Iskuulka.
Shaqo darawalnimo ah ayuu helay wuxuuna ii sii diray Jaamacad, Hadda waxaan ahay Qareen, Dhibaatada i haysata waxay tahay inaanan sii wadi karin xidhiidhka naga dhaxeeya, maxaayeelay wiilkan ma aha nuuca ragg ee aan jeclaan lahaa inaan guursado.
Sidee ugu wanaagsan ayaan ugu sheegi karaa inuusan ahayn nooca rag ee aan guursan lahaa anigoon dhaawaceyn dareenkiisa?
Abaal ayaan uga hayaa inuu Iskuul ii diray laakiin xidhiidhkiisa ma sii wadi karo, Waxaan doonayaa qof aan isku darajo nahay, ma doonayo darawal!.
21/05/2022
“Gobannimadu waa libin ku taxan, geeddi nololeede
Waa gumaro aadmigu hantiyo, guusha ugu weyne
Guddoonkeedu waa faral siyaal, loo gafaa jirine
Geduun buu ka leeyahay khalqigu, maalintuu gado'e.”
~Hadraawi
07/05/2022
Codbixin Muhiima
Gaboose like✔
Cirro Wow😊
02/04/2022
Lambarada Tabarucaadka Gurmadka Suuqa Waaheen Waxaa loo kala qaybiyay laba qaybood oo kala ah.
1. Wixii Qaadhaan ah ee Ka imanaya Dawladaha Caalamka Waxa ay Ku Soo Dirayaan Akoono ay Maamulaan Guddida Heer Qaran ee Suuqa Waaheen oo ah.
BAANKA SOMALILAND ACCT
Dollar-ka: 1830
SHILING-ka: 1831
2. Wixii Tabarucaad ah ee ka imanaya Muwaadiniinta Reer Somaliland Gude iyo Dibadba iyo guud ahaan umada soomaaliyeed, muslimiintuba waxay ku Soo Hagaajinayaan Wixii Tabarucaad ah Akoonada kala ah.
* BAANKA SOMALILAND ACCT
DOLLAR 1832
SHILING 1833
* DAHABSHIIL BANK: HRGD94390
E-DAHAB: 0657704919
SALAAMA BANK: 61111044
ZAAD SERVICE: 7661111
AMAL BANK: 1014441331
PREMIER BANK: 100700082001
25/03/2022
Markaad aragto wajiyada qaar naftay xusuus geliyaan,maskaxdaa dib u soo ceshanasa sawir,dhacdooyin,xiiso iyo farxadba lahaa.
Nimankani waa barbaar aanu soo wada qaadanay wakhti qiima badan oo dugsi Hoose iyo Dhexaba lahaa raga qaarna ilaa Secondargii iyo jaamacadiiba aanu soo wada qaadanay.
Shaah iyo sheekooyin taariikh iyo wakhtiyo nasoo maray ayaanu ku dheeraanay xusuusteeda.
Intaa ka dib waxaabanu isla soo qaadnay waar bal aynu mar isku keeno teamkii. 2007_2008 fourkii baxay.
Waxaanu ka koobnayn.
8A,8B,8C. 2004. (Primary and intr School)
Yaad ka xasuusatay wajiyadan.
Fahad Yasin
Isaxaq Othman
Mahad Yasin
Iyo .
22/03/2022
Assignment kaa Hadaad Kasoo Baxdo Hogaamiyaha Mustaqblku waa Adi.