ENG-Boss Mire Mohammed nouh

Directions Contact the organization

ENG-Boss Mire Mohammed nouh Welcome with open .

This is the official page of the former Minister of Youth and Sports of Somaliland,Eng Boss Mireh former Deputy Minister of Defense of Somaliland, former Minister of State for Development of Finance, who has also held many positions.

Allaah haw Naxariistee Waxa MagaaladdaJigjiga ku Geeriyooday Taliyihii Laanta dambi Baadhista Ciidamada Booliiska Somali...
11/07/2026

Allaah haw Naxariistee Waxa Magaaladda
Jigjiga ku Geeriyooday Taliyihii Laanta dambi Baadhista Ciidamada Booliiska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi.

Marxuumka ayaa kamid ahaa Saraakiisha faro ku tiriska ah ee Aqoonta durugsan u leh Ciidanka Booliska isaga oo h**e marxuumku usoo noqday Afhayeenka Ciidanka Booliska iyo Taliyaha Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Somaliland.

Waxaan si Gaar uga tacsideeynayaa dhammaan ehelkiisi oodhan caruurtiisi xaaskisii iyo ehelkiisi oo aan leeyahay Samir iyo iimaan saadiqa rabbi haynaga wada siiyo ..
ENG-Boss Mire Mohammed nouh

26-June waa maalin taariikhi ah oo ku weyn dhamaan quluubta shacabka Somaliland, waana habeenkii ay Somaliland xorriyadd...
25/06/2026

26-June waa maalin taariikhi ah oo ku weyn dhamaan quluubta shacabka Somaliland, waana habeenkii ay Somaliland xorriyaddeedii ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska 26-kii June 1960, iyadoo aynu waqtigaasi noqonay dalkii ugu horreeyay ee shanta Soomaaliyeed hela madaxbannaani iyo aqoonsi caalami ah.

Inkasta oo khaladaad siyaasadeed ay sababeen in dawladnimadeennii ay gasho marxalado adag, haddana Waxa aynu wax walba kaga samraynaa in maanta dunidii inoo soo jeedo oo, 66 sano ka dib, Somaliland ay ku tallaabsatay horumar, nabad iyo dawladnimo adag.

Waxaan u mahadcelinaynaa Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), dadaalka iyo jihada wanaagsan ee uu dalka ku hoggaaminayo.

Waxaan shacabka Somaliland ugu baaqayaa midnimo, wadajir iyo ilaalinta qaranimada, si aynu u sii xoojino guulaha aynu gaadhnay una gaadhno himilooyinka inoo hadhsan.
ENG-Boss Mire Mohammed nouh

BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIMWaxaan dhambaal hambalyo ah u dirayaa dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Jamhuuriy...
15/06/2026

BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM

Waxaan dhambaal hambalyo ah u dirayaa dhammaan ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan, munaasibadda curashada sannadka cusub ee Islaamka, Muxarram 1448 Hijriya.

Waxaan Alle SWT ka baryayaa in bilowga sannadkan cusub inooga yeelo sannad barwaaqo, nabad, caafimaad, horumar iyo kheyr badan u leh shacabka Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaan ummadda Islaamka.

كل عام وأنتم بخير عام هجري جديد مبارك 1448 هـ

Ciid mubaarik ciid mubaarik Waxaan hamblyo ballaadhan u dirayaa munaasabadda ciidal adxa awgeed dhamaan muslimiinta kuno...
26/05/2026

Ciid mubaarik ciid mubaarik
Waxaan hamblyo ballaadhan u dirayaa munaasabadda ciidal adxa awgeed dhamaan muslimiinta kunool daafaha adduunka oo aan leeyahay farxad nabad & iimaan ku ciida

Rabbi weyne haynaga aqbalo Soonka iyo salaada iyo acmaasha khayrka leh ee aaynu samynay oodhan ..

Ciid mubaarik ciid mubaarik ciid mubaarik
ENG-Boss Mire Mohammed nouh

Waxa aan hambalyeynayaa dhamaan shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuska Sanad Guuradda 35aad ee munaasibadda maal...
17/05/2026

Waxa aan hambalyeynayaa dhamaan shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Xuska Sanad Guuradda 35aad ee munaasibadda maalinta La soo noqoshada Madax-banaanidda Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May.

Iyada oo maanta aynu gaadhnay himilo muddo dheer lagu taamayey oo ah Aqoonsiga. Sidaas awgeed waxan ugu baaqayaa shacbiga gobta ah ee reer Somaliland, inay adkaystaan midnimadooda, wadajirkooda & amnigoodaba.

Somaliland Ha waartoo
ENG-Boss Mire Mohammed nouh

Baaq Nabadeed" "Waxaan Baaq Nabadeed u dirayaa beelaha walaalaha ah ee dagaalku ku  dhex marayo deegaanka Laashimo ee ba...
06/05/2026

Baaq Nabadeed"

"Waxaan Baaq Nabadeed u dirayaa beelaha walaalaha ah ee dagaalku ku dhex marayo deegaanka Laashimo ee bariga gobolka Sanaag

Waxaan leeayahay walaalayaal abtiyaal colaada joojiya oo nabada qaata, ma tihidin dadkii dagaal isku qaadi lahaa waxa tihiin walaalo wada dhashay,

Gobolka sanaag iyo guud ahaan dalka jamhuuriyada Somaliland dagaalkaasi wuxu ku yahay dhiig bax iyo dhib weyn,

Xukuumada, waayeelka dhaqanka iyo cid kasta waxaan leeyahay ka qayb qaata oo u

Gabagabadii Rabvi Weyne haynaga qabaoojiyo dagaalkas aamin aamin

Ciid mubaarik ciid mubaarik كل عام وأنتم بخير  عيد الفطر المبارك Dhammaan shucuubta islaamka oodhan gaar ahaana shacbiga...
19/03/2026

Ciid mubaarik ciid mubaarik
كل عام وأنتم بخير عيد الفطر المبارك

Dhammaan shucuubta islaamka oodhan gaar ahaana shacbiga reer Somaliland oodhan ciid mubaarik farxad, wanaag iyo horumar ku ciida dhammaantiin ciid wanaagsan .

Jimce wacan oo wanaagsan Rabbiga weynee waaxidka aha haynaga aqbalo soonka salaada sadaqada iyo acmaasha wanaagsan oodha...
12/03/2026

Jimce wacan oo wanaagsan
Rabbiga weynee waaxidka aha haynaga aqbalo soonka salaada sadaqada iyo acmaasha wanaagsan oodhan…
ENG-Boss Mire Mohammed nouh

Jimce mubrak + Ramadan mubaarik Rabbi weyne haynaga yeello kuwii soonka salaada iyo acmaashaba laga aqbalo .ENG-Boss Mir...
05/03/2026

Jimce mubrak + Ramadan mubaarik
Rabbi weyne haynaga yeello kuwii soonka salaada iyo acmaashaba laga aqbalo .
ENG-Boss Mire Mohammed nouh

Waxaan hamblyo ballaadhan udirayaa ambassador Dr. Mohamed Hagi oo madaxweynaha Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland u m...
26/02/2026

Waxaan hamblyo ballaadhan udirayaa ambassador Dr. Mohamed Hagi oo madaxweynaha Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland u magacabay inuu noqdo safiirka cusub ee Jamhuriyadda somaliland u fadhiya dalka aynu saaxibada nahnay ee Israel hamblyo danjire ,

Waxaan kuu rajeeynaya albaabka cusub ee furmay inaad noqod doontiid kii sii ambaqaada oo geeddigaa sii wada hadii rabbi weyne qaddaro

The Republic of Somaliland The Prime Minister of Israel Israel Ministry of Foreign Affairs Ministry of Foreign Affairs - Somaliland
ENG-Boss Mire Mohammed nouh…

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ENG-Boss Mire Mohammed nouh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to ENG-Boss Mire Mohammed nouh:

Shortcuts

Share