19/03/2026
Ciid mubaarik ciid mubaarik
كل عام وأنتم بخير عيد الفطر المبارك
Dhammaan shucuubta islaamka oodhan gaar ahaana shacbiga reer Somaliland oodhan ciid mubaarik farxad, wanaag iyo horumar ku ciida dhammaantiin ciid wanaagsan .
12/03/2026
Jimce wacan oo wanaagsan
Rabbiga weynee waaxidka aha haynaga aqbalo soonka salaada sadaqada iyo acmaasha wanaagsan oodhan…
ENG-Boss Mire Mohammed nouh
05/03/2026
Jimce mubrak + Ramadan mubaarik
Rabbi weyne haynaga yeello kuwii soonka salaada iyo acmaashaba laga aqbalo .
ENG-Boss Mire Mohammed nouh
26/02/2026
Waxaan hamblyo ballaadhan udirayaa ambassador Dr. Mohamed Hagi oo madaxweynaha Jamhuuriyada Barakaysan ee Somaliland u magacabay inuu noqdo safiirka cusub ee Jamhuriyadda somaliland u fadhiya dalka aynu saaxibada nahnay ee Israel hamblyo danjire ,
Waxaan kuu rajeeynaya albaabka cusub ee furmay inaad noqod doontiid kii sii ambaqaada oo geeddigaa sii wada hadii rabbi weyne qaddaro
The Republic of Somaliland The Prime Minister of Israel Israel Ministry of Foreign Affairs Ministry of Foreign Affairs - Somaliland
ENG-Boss Mire Mohammed nouh…
26/02/2026
Eebbe-weyne Ha unaxariistoo marxuum cabdilaahi faarax Xasan Taajir oo maanta ku geeriyooday magalada hargeysa rabbi Godka Ha unuuro dembiigiisana rabbi Ha dhaafo
Waxaan si gaara uga tacsideenaya dhammaan qoyskiisi iyo qaraabadiisi iyo ehelkiisi oodhan iyo ciddii taqaanay dhammaan Samir iyo iimaan saadiqa rabbi weyne haynaga wada siiyo
26/02/2026
Rabbi nabad-waarta oo xasilloni wadataa hakala dhex dhiggo beelaha walaalaha Ah e ku Dagaalamaya Deegaanka weqdariya Ee Buralayda Gobolka sanaag
Rabbi nabad iyo islaax hakala dhex dhigo beelaha walaalaha Ah Ee Maalinta la soomanyahay isku laynaya Deeganka waqdariya
17/02/2026
RAMADAAN KARIIM
Waxaan bulshadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshadda reer somaliland ugu bushaaraynayaa bilashadda bisha barakaysan ee Ramadaan, waxaan alle swt ka baryayaa inuu bishan barakadeedda iyo khaire keedda Ina siiyo,
Caafimaad ku sooma oo caafimaad ku afura idil ahaantiin Ramadaan wanaagssan
ENG-Boss Mire Mohammed nouh
10/02/2026
Hambalyo Meher
Waxaan halkan hambalyo meher u marinayaa Boqorka maanta Yusuf Axmed Yusuf (Yusuf Ex) iyo Marwadiisa Samiira Maxamed Abiib oo meherkooda aan maanta kaga qayb galay Caasimada Dalka ee Hargaysa
Barakooba oo noqda qoyskii jira ee isku waara
07/02/2026
Inaalilaahi waa innaa ileyhi raajicun
Rabbi weyne ha unaxariistee waxaan tacsideeynaya Geerida naxdinta leh ee kutimid rabbi ha unaxariistee iimaamkii masjidka Al-nuur { } ee magalada ceerigaabo oo xalay ku Geeriyooday magalada hargeysa Gaar-ahaanna waxaan si Gaara uga tacsideeynaya dhammaan ehelkii ubadkiisi qoyskiisi iyo dhammaan ciddii taqaanay oodhan
Samir iyo iimaan saadiqa dhamaan ciddii taqaanay oodhan rabbi weyne Ha unaxariistoo Godkana Ha unuuro dembiigisana ha dhaafo
19/01/2026
Hamblyo hamblyo Kooxda Dawlada Doose Ee Degmada Ceerigaabo. Guul taarikhiya bay ka soo hooyeen ciyaartii Maanta.
Guull Kooxda Dawlada Hoose ee Ceergaabo
Koobka inoo ballana inshallah 🏆
15/01/2026
Jimce wacan oo wanaagsan ..