Cilmi-Soor

Cilmi-Soor

Share

aqoon iyo tayo waa al xikam

Waano wacdi , waxbarsho iyo waxtar umadeed ayaan noo ah astaan , waxaad naga heli doontaa waxyaabo bafan oo bulshada anfacaya aakhiro iyo adduunba , nagu xidhnow habeen iyo maalin goor iyo ayaan

23/02/2026

FURSAD !
waxan idiin diyaarinnay barayaal tayo leh
oo Ajaanib & Somali ba ah
ha la soo xidhiidho ciddi danaynaysaa in ubadkooda laga kaabo xilliyada imtixaannada iyo casharada guriga

18/02/2026

Ramadan Mubarak
Ku Guuleyso buuga Grammar Two
jennifer Seid oo Pdf ah

Shuruudaha
1-Follow garee page kan
2- share garee post-gan
3- like garee post-gan
4- ku qor comentiga ( interesting )

16/02/2026

HADIYADDA BISHA RAMADAAN: BARASHADA AF-INGIRIISIGA (FREE!) 🌙📚
​Ma rabtaa in aad kor u qaaddo aqoontaada luuqada English-ka adiga oo gurigaaga jooga bishan barakaysan? Waxaan bixinayaa fasal Bilaash ah oo Online ah oo ku saabsan barashada ku hadalka (Speaking).

​Faahfaahinta Fursadda:
☑️​Muddada: 1 Bil (Bisha Ramadaan).
☑️​Xilliga uu bilaabmayo: 18-02-2026.
☑️​Tirada la qaadayo: 15 Arday oo kaliya.

​Shuruudaha si aad uga mid noqoto:
✅️​Follow dheh Page-ka si aad u hesho macluumaadka dambe.
✅️​Share garee qoraalkan (Post-gan).
✅️​Comment-iga ku qor "Diyaar".
​Fiiro gaar ah: 15-ka qof ee ugu horreeya ee shuruudaha soo buuxiya ayaa la xulan doonaa

05/02/2026

Barnaamij mudan
Waxa laga codsanayaa in aad ka soo qayb gasho
Habeen dambe iyo Hargeisa debates

05/02/2026

Sadaali kulanka maanta oo guulayso
sadaashu waxa ay ku eegtahaay marka ay ciyaartu bilaabmato

22/03/2025

Good friday

Want your business to be the top-listed Government Service in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa
0000